Chimera Posted March 31, 2012 The Somali Navy patrolled 1 million sq km of sea, the largest coastline in Africa. At that time, the concept of piracy and stealing the fish-stocks of East Africa didn't exist, never forget that! The mightiest navies in the world fail, where we succeeded! Now they want to force upon us shitty outsourced contractors, F.... that, and F.... the sinister arms embargo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 31, 2012 Look at 'em niggas measuring a shit, pointin out an' all, shit look tight. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 31, 2012 Qofka dhexda ku jiro hadda waa taliyaha ciidamada badda Soomaaliya. Magaciisa waa Faarax Cumar Qare. I hope in uu dib u soo nooleeyo heybadii ciidamadii baddeena lahayd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Narniah Posted March 31, 2012 That's so nice to see, considering the unfortunate circumstances we find ourselves in today. It makes you proud to know where we came from, and how great we once were. Insha'Allah Somalia will come back in full action! Thanks chimera. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 31, 2012 Waxa hoostooda ku qoran inaa aqriyo isku daye. Waxaa ku qoran intaa ka aqrin karo **** Guud ee Aadka Berbera. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted April 1, 2012 ^^ Waxaa ku qoran "Qorshaha Guud ee **** Barbara". Meesha kasii koreysa ee farta waaweynka waxaa ku qoran "Xiritaanka Xudu**" Xuduudka ayaan u maleeyay. Qeybta kore midigna waxaa ku qoran sidan: " ***KA OGOLAADAY ***KA W. GAASHAANDHIGA ********** Luulyo 1984 " Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 1, 2012 Shinbir Majabe;812891 wrote: ^^ Waxaa ku qoran " Qorshaha Guud ee **** Barbara ". Meesha kasii koreysa ee farta waaweynka waxaa ku qoran " Xiritaanka Xudu** " Xuduudka ayaan u maleeyay. Qeybta kore midigna waxaa ku qoran sidan: " ***KA OGOLAADAY ***KA W. GAASHAANDHIGA ********** Luulyo 1984 " Suu Afsoomaaliga u hormarsanaa ma aragtaa? Hadda la barbardhig kulamada Soomaalida iskugu imaadaan, ha ahaato shan qof ama shan boqol. Badankooda boorarka meesha lagu soo dhajiyo afaf shisheeye lagu qoraa, siiba kan Ingiriiska. Afkii sii liidinayaan intee isleeyihiin doolarka yar yar aad ka heleysiin ururada aanan dowliga ahayn, the NGOs. Boorarkaas iyagaa loogu tala galay la tusiyo, dadka fadhiyo goobta haddeeba xataa B iyo T ka fahmin waxa ku qoran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted April 2, 2012 Narniah;812581 wrote: That's so nice to see, considering the unfortunate circumstances we find ourselves in today. It makes you proud to know where we came from, and how great we once were. Insha'Allah Somalia will come back in full action! Thanks chimera. Exactly, 20 years of statelessness has completely transformed our own perception of what we are capable off. That's always a dangerous characteristic. Insha-allah indeed! Quote Share this post Link to post Share on other sites