Somalia Posted March 31, 2012 Moqdisho: (quracjomo.com) Waxaa maanta shir iskugu yimid Golaha Dhaxe ee Maamulka Abweyn State of Somaliya Magaaladan London ee cariga Ingiriiska waxayna ka wada hadleyn isbedela dhacaya dalka iyo Maamulka Cusub ee dhawaantaan looga dhawaaqay Magaalada Moqdisho. Waxay si tooska u soo dhaweeyeen Maamulkan cusub ee lamagac baxay Banaadir State kasoo aan isku haf nahay in Magaaladani dhibaatada hareysay ay u istaagaan dadkooda waxna u qabtaan,loona mideeyo dhamaan maamulada deegankaan looga dhawaaqay si siman. Waxayse eeda dusha ka saraareen kuna taagan Madaxweyne Shariif Shiikh axmed oo aan hadda u soo jeedin in wax maamul ah uusan u dooneyn 2 Shabeele iyo Xamar inta mar labaad laga soo dooranayo oo Madaxweynaha Mustaqbalka ka naqonayo si uu meesha u soo istaagin nin wax ah oo Mudulooda,wuxuuna ku saxiixay shirkii Qaroowe 2 in Meeqaamka magaalada muqdisho iyo habka maamulkeedu noqon doono in wax laga weydiiyo Barlamaanka cusub oo la dhisi doona, Tarzan maha in u naxayo Muqdisho, wuxuu ku dhashay Itoobiya ka dibna ku soo karay xeradii Lafoole ku tiil lana oran jiray (Orfano) marka waxaan soo jeedineynaa in caasimada la geysto meel kale oo sida Ameriko ah oo dadku ka dhaxeyso,laakiin muqdisho dad baa u dhashay oo aan Garoowe wax ka laheyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 31, 2012 What's so funny? Quote Share this post Link to post Share on other sites