Mukulaalow Posted March 31, 2012 Nin oday ah oo reer mudug ah oo la yiraahdo Dhoore Xirsi Dhoore ayaa xamar yimid. Bas ayuu ceelgaab ka soo raacay .odaygii waxuu fariistay labada kursi ee isku dhagan midka meesha la maro soo xiga. Kursiga ka shisheeyana waa banaan yahay. Gabar dhalin yaro ah ayaa baskii oo ay kuraastii kale buuxsameen soo fuushay. Odaygii oo meeshaan iska fadhiya bay waxay ku tiri: "Duqa jug dheh" odaygii inta kor u fiirshay buu afka ka yiri: "JUG" gabadhii oo xoogaa qosol ceshaneysaa baa waxay tiri: "Ar waxaan dhoorahaan maxaa waaye" odaygii wuxuu u qaatay inay garatay markaasuu yiri : "allow wax na yaqaan ha noo waayin... adeer tumaad aheyd............." Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 31, 2012 Meel ka tirsan baadiyaha Mudug ayaa nin wuxuu u yimid nin uu yaqaano oo hilib macaan cunaya, ninkaan hilibkii baa hunguri ka galay, markaas buu wuxuu is yiri ninkaan sheeko xiiso leh u qabo si uu kuu yiraahdo war hebel soo fariiso. Markaas buu yiri: War hebelow naagtaadii waa dhashay markaas buu ugu jawabey asagoo aan fiirin oo hilibkiisii cunaya...inay calool buurneyd waa ogaa... markaas buu yiri 2 wiil oo mataano ah ayey dhashey su ye...si waa u calool Weyneyd. Markaas buu yiri wiilashii mid baa dhintey..... suu ye tiisii baa gashey. Markaas buu yiri kii kalena raac.... Suuye wuxuu u joogo waa khalad.... markaas buu yiri haweyneydiina raacdey.... suu ye mindhaa mida kale inaan soo wadey ogeyd..... Ninkii asagoo yaaban oo aan hilibkiina waxba laga siinin buu meeshii isaga kacay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 31, 2012 looooool. :D Mukulaalow just kidding. continue. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 31, 2012 lol. I guess you must be reer mudug. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 31, 2012 Mukulaalow;812346 wrote: lol. I guess you must be reer mudug. what gave me away. was it the famous yaa! or it's deadly combination yaa, maxaa tiri ku so celey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 31, 2012 I like reer Mudug, there is some degree of innocence in them. but they can be bloody stubborn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 31, 2012 Mukulaalow;812351 wrote: I like reer Mudug, there is some degree of innocence in them. but they can be bloody stubborn. what somali dialect do you speak:confused: is it af may may:confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 31, 2012 no, I was born and bred in xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 31, 2012 af xamar :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 31, 2012 Hahahhahahahha, so funny.thanks. the Mugdians should read this, where is Abwaan, Geneeral Duke, Somalia, Maddeey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Atirisho Posted April 1, 2012 I thought the second on was just Hilarious. Reer Mudug waa dad yaab leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 1, 2012 Mukulaalow;812335 wrote: Nin oday ah oo reer mudug ah oo la yiraahdo Dhoore Xirsi Dhoore ayaa xamar yimid. Bas ayuu ceelgaab ka soo raacay .odaygii waxuu fariistay labada kursi ee isku dhagan midka meesha la maro soo xiga. Kursiga ka shisheeyana waa banaan yahay. Gabar dhalin yaro ah ayaa baskii oo ay kuraastii kale buuxsameen soo fuushay. Odaygii oo meeshaan iska fadhiya bay waxay ku tiri: "Duqa jug dheh" odaygii inta kor u fiirshay buu afka ka yiri: "JUG" gabadhii oo xoogaa qosol ceshaneysaa baa waxay tiri: "Ar waxaan dhoorahaan maxaa waaye" odaygii wuxuu u qaatay inay garatay markaasuu yiri : "allow wax na yaqaan ha noo waayin... adeer tumaad aheyd............." Toban sano kahor. Makulaaloow, toban sano lasoo daahday sheekadaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 11, 2012 Gaalkacyo aa hada kahor laba nin oo meel wada joogto waxee maqleen adinka salaada. Asxaab iska taaraku salaat ah oon waligood tukan adina maqlin. Adinkii markuu maraayo "xaya cala salaat, xaya calal falaax" aa mid ka mid ah labadoodii intuu soo booday uu kii kale ku yiri "walaale cali salaad waanu garanayaa waa nin reer Puntland ehee cali falaax na kumuu ahaa" Kii kale aa intuu soo booday yiri "malaha waa H-block ayagaa cali falaax iyo magacyadda nuucaas ah la baxee". :D Quote Share this post Link to post Share on other sites