Liibaan Posted March 30, 2012 Halkan Ka Daawo Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Youtube MadaxWeyne Mudane Ahmed Karaash:"Hada Laas Caaanood 30 KM Baanu u Jirnaa, Waana Hubaal Inaanu Xoreenano Caasimadeena Laas Caanood. Waxaanu Diranaa Digniintii Ugu Danbeesay In Maleeshiyada SNM/Somalland Ka Baxaan Laas Caanood Iyo Dhamaan Deegaanada Khaatumo State" Shacabka Deegaanada Laas Caanood Sida Kalabaydh oo Si Weyn u Soo Dhoweeyay MadaxWeynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia. Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 30, 2012 Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 31, 2012 Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 31, 2012 Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 31, 2012 Raxanreeb: Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Booqasho Ku Tagay Degmada Kalabaydh (Sawirro) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 31, 2012 AfBakayle.com Daawo+Sawiro : Soo Dhoweyntii MadaxWaynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Mudane Axmed Karaash Ee Deegaanada Ku Xeean Maagaalada Laas Caanood ( Kalabaydh Iyo Saaxdheer) Madax wayne axmed Cilmi Cismaan Oo maalmahanba kumaraya Safar shaqo deegaano ay kamid yihiin Kalabaydh Iyo Saaxdheer oo katiran gobolka sool, Safarka Madaxwaynaha ayaa waxaa ku wahelinaya Xaran Wasiiro Iyo wasiiro Kuxigeen Katiran maamulka khaatumo, Waftidan ayaa waxaa sidiiran loogu soodhaweeyay Magaalooyinka kalabaydh iyo Xaadheer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 31, 2012 Ciidamada Khaatumo State oo Caawa Ku Hareesan Caasimada Laas Caanood Laas Caanood: Mujaahidiinta Maamul Goboleedka Khaatumo oo Afarta Jiho Isku Gadaamay Xoogaga Xaq-Udirirka Khaatumo oo Ku Weegaarsan Magaalada Laas Caanood xaaladda magaaladda Laascaanood ayaa kacsan todobaadkan waxana laga dareemayaa dhaqdhaqaaq dagaal iyada oo guud ahaanba gobalka Sool laga wado abaabul iyo Ciidan urursi guud. maamulka iyo Shacabka Khaatumo ayaa wada dadaal ay doonayaan in ay gacanta ku dhigaan magaalo madaxdooda oo muddo 4 sano iyo badh ah ay xoog ku haysteen Malayshiyaadka SNM-ta Ciidamadda Maamulka Khaatumo ayaa la sheegay in ay dhinac kastaba kaga weegaarsan yihiin magaaladda Laascaanood isla markasna ay u kaashaaman yihiin si xeel sare ah, Madaxweynaha Khaatumo oo 25 Km u jira Laascaanood ayaa todobaadkan amarkii ugu danbeeyey siiyey Madaxdda Ciidamadda Khaatumo in ay waajibaadkooda qaran gutaan Dhinac Malayshiyaadka SNM-ta ayaa la sheegay in difaacooda ugu badan ay dhinac Nugaasha isku geysteen gaar ahaan Gooja Cadde ilaa Adhi Cadeeye oo laascaanood dhinac Waqooyi ka xiga sidoo kalena Durdurka iyo daaraha Maraykanka ee magaaladda ayaa ay xoogaa ciidan ah xalay keeneen si ay u difaacaan weerar kaga yimaada dhinac Buuraleydda Xarardaanyeerta Ilo lagu kalsoon yahay waxa ay Allssc u xaqiijiyeen in Malayshiyaadka SNM-tu xalay ka jiideen Laascaanood dhawr qori oo waa weyn kuwaas oo la geeyey OOg lama garanayo sababtay loo jiday ilaa iyo hadda waxase jirta cabsi weyn oo soo foodsaartay guud ahaanba Malayshiyaadka SNM=ta Sarkaal Magaciisa Qariyey oo ka tirsan Malayshiyaadka SNM-ta gaar ahan kuwa fadhiya Wadda Xabaala Laascaanood waxa uu Allssc u sheegay in habeen hore saraakiisha SNM-tu shir ay ku yeesheen gooja cadde isku khilaafeen isla markaasna uu Khilaafkaasi gaadhay guud ahaanba Ciidamadda oo iminka si weyn u kala jabsan isku niyadna aan ahayn waxa uu sheegay hadii dagaal ku bilawdo in aysan isku gurmadayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 31, 2012 BorameNews.com MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Ahmed Karaash Oo Ku GudaJira Booqashooyinka Deegaanada Maamulkaasi Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Kalabaydh DAAWO http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2849&catid=66&Itemid=117 30-03-2012 Kalabaydh (BNN) Halkan ka daawo soo dhaweyn weyn oo madaxweynaha Khaatumostate ku qaabileen shacabka Kalabaydh ee gobolka Sool http://youtu.be/5iQTULmEefg Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted March 31, 2012 They are soo close to Lascanod.Guul to KS. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 31, 2012 Magaalada Laas Caanood oo Saacadaha Soo Socda Ay La Wareegi Doonaan Ciidamada Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Iyo Somalidiidka oo Xaaladoodu Tahay Carar 03/31/2012 Magaalada Lascanood ayaa sugaysa maamulka Khatumo oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa buuraha ku hareeraysan Lascanood waxaana saaka lagu waa bariistay khatumo waatan. Jabhada SNM ayaa saaka guranaysa hubkoodii kadib markii culays xoogan la soo dul dhigay, waxaana saaka arkeen shacabkii Lascanood oo tuban guryaha hortoodii. SNM ayaa hada wadda dhaq-dhaqaaqii ugu danbeeyay kadib markii ay ka soo guureen wadda laamiga ee gambadha iyo toga waqdari waxayna isku soo aruursadeen dhinaca maraaga waxayna doonayaan inay ka kolaysadaan halkaas oo ay maraan wadda dhoodiga kadib markii ay xidhantay xalay Magaalada Yagoori ee saaran Laamiga oo ay dul dageeen Ciidamada Maamulka Khatumo State. Guud ahaan waxaa saaka curtay halgalkii la sugayay muddo dheer oo ahayd libdhimayso Laascanood waa taagantay saaka. Kala soco waxii ku soo kordha WIDHWIDH.COM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 31, 2012 the khaatumo is near, best of luck to the people Quote Share this post Link to post Share on other sites