oba hiloowlow Posted April 1, 2012 ^^ its part of the history now waligeena iloobi meyno Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 2, 2012 oba hiloowlow;813117 wrote: ^^ its part of the history now waligeena iloobi meyno Shacabku waa is cafiyay ogaantay wixii horay u dhacay iyo wixii goor danbe dhacay, waa laga gudbay,laakiin siyaasigu waa beenlow lamana aamini karo,waxaadna ka garan kartaa wadaadkii aan shareecada ka sugaynay inuu nugu xukumo mahiiguu janaasad la tukuday rajo maleh. waxay ila tahay intii dhimatay ka daba tag ma leh kuwa nool halala xisaabtamo inta qabiilka iska dayno kow,suudi qanyare hiiraale siilaanyo qaybdiid aweys iyo kuwa kaloo badan sida ugu dhaqsaha badan maxkamad halasoo taago hadii kale markay dhintaan baan taarikh fiican ku abaal marin doonaa Waa hadaad amaan rabto dhimo hadaad cay rabtana aroos. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 3, 2012 Bayaanka culimada Soomaaliyeed ee ku aaddan duullaanka MACATAB u dirirka ah ee Itoobiya ku soo qaaday Soomaaliya Ilaahay waxa uu ku waajibiyay culimada in ay dadka xaqa u caddeeyaan. Allaah wuxuu yiri: (( Kuwa qarinaya aayadaha iyo hanuunka cad cad ee aan soo dajinay, ka dib markaan dadka ugu caddaynay kitaabka, kuwaas Allaah ayaa lacnadaya, kuwa wax lacanadana way lacnadayaan)). Cidna kama qarsoona gumaysiga Xabashida ee Maraykanku kaalmaynayo ee Soomaaliya qabsaday iyo khasaarooyinka ka dhashay ee naf, maal iyo kuwa kaleba leh oo aan la soo koobi karin. Duullaankaan wuxuu ka mid yahay ololaha caalamiga ah ee Maraykanku hoggaaminayo ee lagula dagaallamayo ummadda muslinka ah iyada oo loogu soo gabbanayo waxa loogu yeero: la dagaallanka argagixisada. Haddaba waxaan soo jeedinaynaa baaqaan waqti bulshada reer Muqdisho uu ku soo wajahan yahay dagaal ciribtir ah oo cusub kaas oo abbaaraya dadka rayidka ah oo leh carruur iyo haweenba. Duullaanka Xabshidu waxa uu xoog saarayaa xaafadaha dadweynuhu daggan yihiin. Waxaas oo dhani waxay dhacayaan iyada oo caalamku arkayo, uun maqlayo wax tillaabo ahna aan laga qaadayn. Bayaankii Waxaan ugu baaqaynaa shacabkayaga in uu kaga hortago gumaysiga wax kasta oo uu awoodo ilaa cadawgu dib uga gurto dalkuna xoroobo. Waxaa ka xaaraan ah qof kasta oo ka mid ah shacbiga Soomaaliyeed in uu gaalada uga hiilliyo muslimiinta; si ay u gaaraan ujeedooyinkooda gumaysi. Qofkii la soo safta gaalada waxa uu kala xukun yahay axkaamta oo dhan , wuxuuna noqonayaa taargad muqaawamada u calaamaysan. Waxaan uga digaynaa kuwa u hiillinaya gaalada in ay ku sii socdaan u adeegista gaalada. Waxaa socda xilligaan diyaargaraynta duullaan weyn oo cusub oo looga jeedo in lagu gumaado dadweynaha reer Muqdisho, laguna burburiyo hantidooda, sidaa aawadeed waxaa ugu baaqaynaa bulshaweynta Soomaaliyeed in ay u kacaan sidii looga hortagi lahaa duullaankaas soo fool leh iayaga oo adeegsanaya wax kasta oo ay heli karaan. Caalamka intiisa kalena waxaan ugu baaqaynaa in uu u hawlgalo sidii looga hortagi lahaa masiibada weyn eel ala damacsan yahay dadka rayidka ah ee Soomaaliyeed. Waxa xilligaan ka socda Muqdisho ma aha dagaal u dhexeeya laba qoys oo Soomaali ah ee waa dagaal u dhexeeya Xabashida oo ay dabada ka waddo Ameerika, ayna hor socdaan daba******yo Soomaali ah oo qabiilooyinka oo dhan ka dhashay. In dagaalka socda loo badalo dagaal sokeeyena waa waxa ay doonayaan cadawgeennu; sidaa darted waa in aynu ka digtoonaano in aynu ku dhacno shirqoolka cadawgu inoo maleegayo. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan Soomaalida kala qaybqaadanaysa Xabashida dagaalka ay ku soo qaadday shacbiga Soomaaliyeed in ay Rabbi u toobad keenaan oo ay ka waantoobaan xasuuqa ay ku hayaan dadkooda, ayna faraha kala baxaan fal dambiyeedka foosha xun ee ay ku dheceen. Waxaan ugu baaqaynaa shacbiga Soomaaliyeed, qabaa'ilkiisa iyo kooxihiisaba in ay ku dhaqaaqaan heshiis dhab ah, ayna mashaakilkooda iyagu xallistaan iyada oo aanay cid kale soo faragalin. Ugu dambayntii waxaan uga tacsiyaynaynaa dhammaan dadkayaga, gaar ahaan kuwa dhibaatooyinku ka soo gaareen xasuuqa gaaladu ku hayso dadkeenna, waxaana xasuusinaynaa in ay leeyihiin Rabbi u hiillinaya oo cid kasta ka awood badan, waxaan kale oo ku boorrinaynaa dadkayaga in ay noqdaan kuwa mutaysta hiilka Alle, ayna ku kalsoonaadaan Rabbigood, isla markaana ay badiyaan baryadiisa. Gabagabadii Waxaan ka baryaynaa Allaha sare ee awoodda leh in uu ka dul qaado ummaddayada dhibaatooyinka iyo shiddada, isaga ayaa sidaas u ahal ah oo kara'e. Alle ha u naxariisto, hana nabadgaliyo Nabigeenna Muxammad ah, aalkiisa iyo asxaabtiisaba. Muqdisho 26/03/1428 - 14/04/2007 Culimada Saxiixday: Sh. Shariif C/nuur Shariif Xasan Sh. Max'ed Nuur Qawi Sh. Cali Warsame Xasan Sh. Cumar Iimaan Abuubakar Sh. C/laahi Cali Xaashi Sh. Max'ud Ciise Max'ud Sh. Nuur Baaruud Gurxan Sh. Nuur Macallin C/raxmaan Sh. Jaamac C/salaam Warsame Sh. C/risaaq Aadan Macallin Sh. Xasan Xuseen Axmed Sh. Cilmi Dhuxulow Gacal Sh. Max'ud Macallin Nuur Sh. C/laahi Max'ud Ciie Sh. C/laahi Daahir Jaamac Sh. Muuse M. Daahir Aweys Sh. Xasan Max'ud Takar Sh. Yuusuf Cabdi Cawad Sh. Cismaan Ibraahin Faarax Sh. Bashiir Caddow Calasow Sh. Max'ed Shukri Xasan Sh. C/laahi Cali Afrax Sh. Jaamac Cismaan Axmed Sh. C/laahi Sh. Nuur Sh. Axmed Bile Xasan Sh. Max'ed Barow Max'ud Sh. Basiir Axmed Salaad Sh. Yuusuf Cali Caynte Sh. Max'ed Bashaar C/kariim Sh. Nuur Cali Jaamac Sh. Max'ud Cabdi Ibraahim Sh. Xasan Axmed Max'ud (Xasan dheere) Sh. C/raxmaan Axmed Cilmi ( Abyad ) Sh. Yuusuf Tuurxume Jumcaale Sh. Max'ed Ibraahim Xayle Sh. Max'ed C/laahi (Casoowe) Sh. Axmed Cabdi Dhicisow Sh. C/laahi Axmed Cali Sh. Jibriil Ibraahim Cali Sh. Max'ud Ibraahim Suuley Sh. C/qani Qorane Max'ed Sh. Axmed Max'ed Suleymaan Sh. Axmed C/laahi Carab Sh. Xasan Max'ed Ibraahim Sh. C/qaadir Sh. Max'ud Sh. Nuur Sh. Faarax Cali Xuseen Sh. Max'ed Aadam Buraale Sh. Max'ed Muuse Cabdulle Sh. C/casiis Xasan Faarax Sh. Xuseen Buulle Axmed Sh. Axmed Cabdi Aadam Sh. Cali Max'ed Cumar (Suule) Sh. Cumar Max'ud Cabdi Sh. Cali-nuur Axmed Max'ed (xogsade) Dr. Cali Saalix Sh. C/raxmaan Max'ud Faarax Sh. Axmed C/samad Sh. Max'ud Sh. Axmed Xasan Sh. Cumar Daahir Sh. Max'ed Tahliil Warsame Sh. C/qaadir Xasan Warsame Sh. C/samad C/laahi Cabdi Sh. Xuseen C/laahi Barre Sh. C/fataax Xasan Axmed Sh. Faysal jaamac Sh. Muuse Cabdi Caraale Sh. Xuseen Sh. Cali Fiidow Sh. Xasan Sh. Max'ud Sh. Kamaal Xasan Cawl Sh.C/nuur Xirsi (dhoolweyn) FG: Waxaa af hayeen u ah culimadaan Soomaaliyeed oo kala joogta dunida daafeheeda waxaa af hayeen u ah Sh. C/nuur Xirsi (dhoolweyn) Tel:252-1-5572466 Faafin: April 14, 2007 http://www.somalitalk.com/2007/apr/15apr507.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted April 3, 2012 Maaddeey aweys, Culumadan afrax, calasow iyo dhuxuloow miidhan ah waa reerkiina ee away culumadanadii? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 3, 2012 xaraku takfiir wa tafjiir is on it again. The Muslim scholars are correct in defining what actions can be categorized as that of an infidel. However the application of infidel terms to actual persons living or deceased is considered a territory on which one needs to tread cautiously. It is what got alshabaab where they are today ; losing and isolated. On Mr.Yusuf's legacy , the nature of his political role in Somali affairs , and whether his role was positive or negative, all those are legit topics which can be analyzed/commented without resorting to name calling or taking him out of his religion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 4, 2012 "Qofkii Cabdullaahi Yusuf waddaninmo ku tilmaama waa qayaaladiiste" haddaan iraahdo, sow dad badan oo halkan ku jira tilmaantaas ma qaadanyanaan?. Sidoo kale Tilmaanta culimada si perfect ah ayay u match-gareyneysaa Ina Yuusuf & wixii la hal maala!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 4, 2012 Maaddeey;814033 wrote: "Qofkii Cabdullaahi Yusuf waddaninmo ku tilmaama waa qayaaladiiste" haddaan iraahdo, sow dad badan oo halkan ku jira tilmaantaas ma qaadanyanaan?. Sidoo kale Tilmaanta culimada si perfect ah ayay u match-gareyneysaa Ina Yuusuf & wixii la hal maala!. Don't project your own views onto others, we are still waiting on the hundreds of scholars you mentioned. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 4, 2012 ^^ How many is missing? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 4, 2012 A lot. You just posted a view odeys saying anyone who sides with the Ethiopians against Al-Shabaab should be killed subsequently condemning the entire Somali leadership to death. I want to see the list. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 4, 2012 ^^ They all share the same title (Sheikh) and they are not few, you can't count?, the list includes some of your "tolka"'s Culima, you didn't even recognise them?, si fiican u fiiri!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 4, 2012 It hasn't even got anything to do with what you said. We are talking about the legend Abdullahi Yusuf Ahmed, the one that made niggas shiver. Where is the list of hundreds of Sheikhs? Also the title Sheikh is less valuable now that the biggest Sheikh is working with the Ethios. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 4, 2012 Abdullahi Yusuf brought Amxaaro home, man, and 2006 was not his first. He did that 24 years prior to that!, to Balanbal and Goldogob when the country was enjoying all that we are missing now, thanks to the likes of him, we are in this state. The guy admitted he was the first to start fighting, he called himself "Inkaar qabihii", he admitted being a clannish, that did favors to his clansmen in the account of Xoolaha Dawladda!, All is documented!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 4, 2012 When the country was enjoying what? He was fighting a dictatorial administration and it was his right to do so. And when the Ethiopians wanted to seize the land, he wasn't for it and we all know where he spend the next 6 years. Also, you are the first one to accuse him of embezzling money, a charge no one has ever even uttered. You are breaking records here. I am waiting on the list while I sip my drink at Abdullahi Yusuf International. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 4, 2012 ^^ He said that and I know you listened to it, as you worship the man, hint: he was referring to Islaan reer Abti loo yahay!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 4, 2012 I know what he has said, he has said things you could use against him but people like you look for the debatable things. things you will lose at in the long run. I mean, there's at least 3 things I can put against him in a case that's just not arguable. However, give me the list. Quote Share this post Link to post Share on other sites