The Zack Posted April 6, 2012 *************************** Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted April 6, 2012 Maadeey ka jawaab su'aasha lagu weydiiyay. 1) C/Qaasim maadaama uusan diinta ku xukumin intuu xukunka heystay 2001-2004 waxaa uu noqonayaa "MURTAD", maku raacsantahay? Zack: adigana Su'aashan ka jawaab. 1) Gaandhi maadaama uu gaalo Kenyati dalka kusoo hogaamiyay, waxaa uu mutaystay "Murtadnimo" gaal ah maku raacsantahay? 2) Sh.Ibrahim Dheere & madaxda kale ee WSLF maadaama ay la safteen dowlada Itoobiya waa "murtadiin" Gaal ah. Maku raacsantahay? Fadlan ka jawaaba su'aalahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 6, 2012 ********************** Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 6, 2012 What is the fuss about being of a Yemeni descent? Maaddeey taariikh horuu la dirirsanyahay, qabaa'il waaweyn oo Soomaali ah baa rumaysan inay Yemen ka yimaadeen. Waa arrin shaa ic ah oo Cabdullaahi Yusuf uusan allifan. Cabdullaahi awowgii asagoo feer sahay u watta buu xeebaha hobyood agtood kasoo degay , ka dib gabar tima dheer oo ****** la yiraahdo buu guursaday. Taariikhdaasi waa caan, haddii Cabdullaahi rumaysnaana dad fara badan buu la wadaagaa Marka maxaa Maaddeey mawduuca Yemen ta kusoo celiyey? Amxaarada iyo shiddooyinkii kale ee Cabdullaahi taariikhdiisa hareeyey waa arrin eed iyo ammaan ba , cidba siday rabto, lagu werin karo...laakiin Yemen ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 6, 2012 ^^ Ma waxaad leedahay Odayga geed korkiisaa loogu yimidoo inuu dhabar qofeed ku soo degto maahane wax kale waa diiday, "Wallee **** kaama dego, *** kaama haro" waa run miyaa?. MoonLight1;815330 wrote: But let me tell you, if A/lahi yusuf is Murtad so Abdiqasim was, because while he was in power he never implemented Sharia law which makes him a "non muslim". Mise waa beentey Maadeeyow. Let us agree horta that Yusuf was Murtad, waxa kale ha noo dambeeyaane!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 6, 2012 ^^ war dadka dhintay maa iska dhaaftid minuu dhintayna waa daba taagantahay, yaaku baneeyay inaad dadka muslimka ku xukmisid ereygaas murtadnimo, qof muslim hadii aad murtad ku tilmaantid ogow adaa diinta ka baxay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 6, 2012 ^^ ogow adaa diinta ka baxay adaaba isu jawaabay ma is tiri?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 6, 2012 adiga ayaan kuu digooya koleey dhibaatadey leedahay inaad ruux islaama murtad tiraahdid fahmi meyside Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted April 6, 2012 Maaddeey, Sali Caleeh yaakheey. Nin dhintay diin iyo diin la'aantiisa oo aad adiga sidaa doontid u aragtid waxba ka baddali mayso xaqiiqda iyo taariikhda dagaalada sokeeye. Taas haddii aan is kala nimaano sxb, sheekadan mid qurux badan ma ahan adna waa dareemi kataa kolley qof wax fahmaayo aad tahay(Markuu rabo). Sheekada dil sxb,. Duco qaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 6, 2012 ^^ Murtad qof Muslim ah lee noqda sow maaha?, waxyaabaha diinta looga baxo ma taqaannaa?, mise in diinta laga baxoba ma aaminsanid?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 6, 2012 war diin waxba kama ogidee why don't you address the points I raised in my last post saaxiib? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 6, 2012 ^^ Adiga oo maadeey lagu dhaho yaaku baneeyay Abdullahi AUN oo nin muslim ah aad ku tiraahdid diinta wuu ka baxay maa ilaahay baad tahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 6, 2012 Oba, bis marka. Isku mawjad kama hadleyno!. Cawaale, sxb, dagaalada sokeeye & xaqiiqdooda maxaa ka galay waxa uu thread-kan ka hadlaayo. Inaan ku soo laabto xataa ma rabin lakin waa laygu qasbay sxb. Fiiri kan Jacpher ay leeyihiin, cantarabaqashkiisa haddaan ka aamuso xataa waa i daba joogaa!. Jacpher, sxb. waxaas aad soo qortay jawaab ma mudna, bayaanka si fiican u akhri, farta gaduudan siiba!, taas meejaa ku qoran & murtadnimo waa isku mid. Arrinta 100-ka waan ka hadlay ee adaan waxba fahmayn, 70-ka sow kuguma filna?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 6, 2012 markaad su'aasheyda ka jawaabi weyse. nacnacdaada iska sii wad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 6, 2012 Maaddeey: so it is my fault that I challenged and proved your claims wrong? Is it also my fault you don't know the difference between ‘hundred’, ‘hundreds' and ‘70' ??? You can dismiss my points here but people do know now no sheikhs or scholars ever named Cabdulaahi Yusuf Murtad. Stop manufacturing fake fatwas about Somali scholars. Culumadaad ku been abuuranee and you put on religious tshirt. Next time you try to play a little god and declare people murtads, I'll be here challenging and point out the flaws in your argument. Quote Share this post Link to post Share on other sites