kingofkings Posted March 30, 2012 Muqdisho(Pi) Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cade Muuse Boqor ayaa booqasho shaqo ku jooga Muqdisho, Madaxweynaha ayaa muqdisho yimid maalintii talaadada wuxuuna la socdey Waftigii Raysal wasaaraha, Warar ku dhow Xafiiska Cade Muuse ayaa noo xaqiijiyey inuu Muqdisho u joogo arimo la xiriira xoojinta Nabadeynta iyo xalinta khilaafka Baarlamaanka Soomaaliya. Mudane Cade wuxuu sheegey inuu ku faraxsan yahay imaatinkiisa Muqdisho, oo uu sheegey in rajo wanaagsan ka muuqato amaanka magaalada. Madaxweyne Cade wuxuu Muqdisho joogayaa dhowr todobaad, isagoo kulamo la yeelan doona Xildhibaadana Soomaaliya iyo Madaxda dowlada. Faahfaahinta Safarka Madaxweyne cade waan idiinsoo gudbinaynaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 30, 2012 Cade Muuse is my most favourite Puntland politician. Marbaan la kulmay. Waa oday miskiin. Xil ha loo dhiibo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 30, 2012 Xagee kula kulantay? And do tell that us little more about your meetings.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacedoon Posted March 30, 2012 Xuu raba aryeey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted March 30, 2012 Cadde Muuse waa Ciyaalka Xaafadda.. rageedi waaye Carafaat qof uusan la kulmin ma jirto, waa ninki dhahay 50 Cent ayaan Tanzania kula qayilay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 30, 2012 Welcome home Mr Muse. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 31, 2012 Welcome home indeed, a great man who is much loved by the people of Puntland Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 31, 2012 ` A_Khadar;812050 wrote: Xagee kula kulantay? And do tell that us little more about your meetings.. it was in a addis hospital, he was there with his son. oddayga kalyaha ayaa laga hayay. very friendly weeyaan odaygu. i have some beef with his little oil cousin though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 31, 2012 i thought Muuse was born in Marka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted March 31, 2012 ^Waa reer Marka Cadeey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 31, 2012 Cade Muuse welcome to Xamar, I like cade he's my favourite PL leader waa rageedi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 31, 2012 Odayga xil haloo dhiibo. Sheick Shariiif should appoint him as high Commissionerer, Presidential Advisor or some Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 31, 2012 Exactly what is he good for again? Dadkan kolba qofkii tago bey amaanaan kuwa joogana waa caayaan. Beri markuu Faroole tago kuwaa ku odhan he was the best LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 31, 2012 Faroole is a good leader. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 31, 2012 ^LOOL. Not you dee, adigu everyone is good in your book. I was talking to those who bash Faroole. Quote Share this post Link to post Share on other sites