Samafal Posted March 29, 2012 http://www.voanews.com/somali/news/Faaqidaadda-Wadahadal-Dhexmara-DKMG-iyo-Al-Shabab-142935735.html Faaqidaadda: Wadahadal Dhexmara DKMG iyo Al-Shabab Harun Macruf | Washington, DC E-mail Daabaco Lahaanshaha: AFP Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo bandhigayso qorshe ay ku xasilinayso goobaha laga xoreeyo ururka Al-Shabab, qorshayaasha oo ka kooban afar waxaa ka mid ah: Dib u heshiisiin, soo celinta amniga, dhismaha maamullo maxalli ah iyo soo celinta amarka iyo caddaaladda. Maantana ciidamada AMISOM waxay sheegeen inay diyaar u yihiin inay isku ballaadhiyaan Soomaaliya inkastoo ay ka digeen in weli ay caqabado jiri karaan. Haddaba istiraatijiyadan ma tahay mid dawladda u horseedi karta inay awooddeeda dalka ku ballaadhiso? Dhinaca kalena ururka Al-Shabab maxaa istiraatijiyo ah ee u bannaan kaidb dib u dhacyada milatari ee ugu dmabeeyey ee la soo darsay? Suurtogal ma tahay in dawladda iyo Al-Shabab ay wada hadlaan? Su’aalahaas iyo kale ayuu maanta ku saabsan yahay barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 29, 2012 I hope eedo Clinton's comments ring home soon when the US threatens the TFG. No negotiation with Al-Shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 29, 2012 islaantaas aad sheegayso wadanka umeysandhalan. Wadanka Soomaali ayaa iska leh, Soomaali ayaa ku dhex dagaalamaysa, Soomaali ayaa ka talisa. Ugu danbeyntiina Soomaali ayuun baa xalka Soomaaliya gaadhi karta. Ajanabiga la daba cararayo Soomaaliya nabad kama dhalin karayaan, barwaaqadii iyo nimcadii aynu ku jirneyna inooma soo celin karyaan, ee wada hadalka iyo heshiiska ummadda Soomaaliyeed ayeey dantu ku jirtaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 29, 2012 That line has been said since January 26 1991, it's expired now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 29, 2012 Somalia;811740 wrote: That line has been said since January 26 1991 Yes, its been said so many times. laakiin yaa inoo diidan in aynu kaga dhabayno ereydaa aynu maqleyney muddada badan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 29, 2012 That I shouldn't voice my opinion on. You trynna get me banned or something? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 29, 2012 For the sake of peace, lets hope this is the case and that all they want is reintegration to society in exchange for disarmament Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacedoon Posted March 29, 2012 No talking to alqeada. Finish them off while they are wounded. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted March 29, 2012 No sane human being believes Alshabaab are interested in genuine talk, peace and stability in Somalia. It'a all hot air, only to prolong their presence and influence in the country, this if true is nothing more buying time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 29, 2012 you can't finish an idea of as much as i wish we could, you can only contain it Quote Share this post Link to post Share on other sites