Sign in to follow this  
kingofkings

Mudane Madaxweyne Faroole

Recommended Posts

Madaxweynaha oo yimid Garowe xaruna kormeerey

 

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa galabta 28,March 2012 dib ugu soo laabtey caasimada Garowe kadib socdaal uu ku tagey gobolka Mudug kuna sugnaa halkaasi muddo dhan afar maalmood.

 

Madaxweyne kuxigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiirada xukuumada qaar sida arrimaha gudaha ,waxbarashada ,gaadiidka iyo hawlaha guud,beeraha,warfaafinta ,taliyaha ciidamada difaaca Puntland iyo saraakiil kale ayaa qayb ka ahaa wafdiga madaxweynaha Puntland uu horkacayey oo Garowe soo gaarey gabal dhicii.

 

Madaxweynuhu waxa uu uga soo qaybgalay Galkacayo Alaha u naxariistee Aaskii Qaran ee loo sameeyey madaxweynihii hore Somalia Col.Cabdulaahi Yusuf Axmed iyo shir wadatashi ah oo dhinacyadii saxiixey Qorshaha Nabada Somalia ay galkacayo ku yeesheen.

 

Ka hor inta uusan u gudbin dhinaca madaxtoyada Puntland ee Garowe ayuu madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisu kormeer ku tageen dhismaha hoolka aqalka barlamanka Puntland oo hawshiisu socoto ,waxana halkaasi warbixinadiisa iyo qorshaha ku siiyey gudoomiyaha barlamanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi.

 

Hoolkan oo loo dhisayo qaab casriyeysan ayaa la mid noqon doona kuwa barlamanada caalamku kafadhiyada ku yeeshaan,waxana lagu wadaa in 15,April 2012 lagu qabtey shirweynaha Puntland dastuurkeeda lagu ansixin doono haddii Eebe idmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mario B;811192 wrote:
You right, it's a gigantic warehouse.
:D

That's not the real roof. It's for the raining season, April till June, you think they are gonna work in a mud pool?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

b-boy;811250 wrote:
It's bigger than your state;)

I think you need to give an optician a visit, that warehouse ain't bigger than my state.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this