kingofkings Posted March 28, 2012 Madaxweynaha oo yimid Garowe xaruna kormeerey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa galabta 28,March 2012 dib ugu soo laabtey caasimada Garowe kadib socdaal uu ku tagey gobolka Mudug kuna sugnaa halkaasi muddo dhan afar maalmood. Madaxweyne kuxigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiirada xukuumada qaar sida arrimaha gudaha ,waxbarashada ,gaadiidka iyo hawlaha guud,beeraha,warfaafinta ,taliyaha ciidamada difaaca Puntland iyo saraakiil kale ayaa qayb ka ahaa wafdiga madaxweynaha Puntland uu horkacayey oo Garowe soo gaarey gabal dhicii. Madaxweynuhu waxa uu uga soo qaybgalay Galkacayo Alaha u naxariistee Aaskii Qaran ee loo sameeyey madaxweynihii hore Somalia Col.Cabdulaahi Yusuf Axmed iyo shir wadatashi ah oo dhinacyadii saxiixey Qorshaha Nabada Somalia ay galkacayo ku yeesheen. Ka hor inta uusan u gudbin dhinaca madaxtoyada Puntland ee Garowe ayuu madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisu kormeer ku tageen dhismaha hoolka aqalka barlamanka Puntland oo hawshiisu socoto ,waxana halkaasi warbixinadiisa iyo qorshaha ku siiyey gudoomiyaha barlamanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi. Hoolkan oo loo dhisayo qaab casriyeysan ayaa la mid noqon doona kuwa barlamanada caalamku kafadhiyada ku yeeshaan,waxana lagu wadaa in 15,April 2012 lagu qabtey shirweynaha Puntland dastuurkeeda lagu ansixin doono haddii Eebe idmo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 28, 2012 Mudane Madaxweyne Faroole visited the construction site of the new PL government Building. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 28, 2012 It's gigantic. :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 28, 2012 Somalia;811178 wrote: It's gigantic. :eek: i'm surprised, i beat Osman to this thread. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted March 28, 2012 Somalia;811178 wrote: It's gigantic. :eek: You right, it's a gigantic warehouse. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 28, 2012 Garowe. Masha Allah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 28, 2012 Mario B;811192 wrote: You right, it's a gigantic warehouse. That's not the real roof. It's for the raining season, April till June, you think they are gonna work in a mud pool? Quote Share this post Link to post Share on other sites
b-boy Posted March 28, 2012 Mario B;811192 wrote: You right, it's a gigantic warehouse. It's bigger than your state;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted March 28, 2012 b-boy;811250 wrote: It's bigger than your state;) I think you need to give an optician a visit, that warehouse ain't bigger than my state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 28, 2012 I just spotted The Notorious B.I.G Quote Share this post Link to post Share on other sites