Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe clan enclave hit by a grenade attack with several deadly casualties.

Recommended Posts

Qarax dad ku dhinteen oo ka dhacay degmada Godob-Jiiraan ee gobolka Nugaal

Updated:- 4 hours ago| 6 Commnets

Dhowr qof oo rayid ah ayaa ku geeriyoodey qarax ka dhacay degmada Godob-Jiiraan ee gobolka Nugaal.

Qaraxaas oo dhacay abbaare 11:00 habeenimo ee xalay ayaa sababay dhimashada 5-qof iyo dhaawaca labo kale.

Bamka qarxay oo ahaa nooca gacanta laga tuuro ayaa waxaa qarxiyey nin kamid ah dadka deegaanka oo madaxa looga jirey.

Wuxuuna shilkani dhacay saqdii dhexe ee xalay xilli ay qaar kamid ah qaraabadiisu isku dayayeen inay nikaas waalan Bunbada ka qaadaan.

Dhamaan dadka geeriyoodey oo uu ku jiro kii Bamka hastey ayaa ahaa kuwo qaraabo dhow isu ahaa.

Waxaana saakay aas wadareed ay dad badani kasoo qayb galeen loogu sameeyey gudaha degmada Godob-Jiiraan.

Labada qof ee dhaawaca ah oo iyaga uu firirkii qaraxaasi haleelay ayaa ah kuwo ay xaaladoodu wanaagsan tahay oo dhaawac fudud qaba.

Shilkan ayaa noqonaya ki ugu horeeyey ee noociisa ah ee ka dhaca degmadaas iyo guud ahaan gobolka Nugaal.

Horseed Media

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;811044 wrote:

XX in his desperate clanish rush to attack the people of Puntland forgot to read the article he posted. This was an accident, AUN the dead. The culprit was not well and the people who died including the one with the light bomb were relatives. XX title suggest hate towards a clan.. In fact he has just gleefully posted the tragedy of a single Somali family subhanullah.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Duke that still doesn't mean they were not hit by a grenade whether it was an accident or on purpose this needs an investigation the story is fishy why are people carrying grenades by the way and especially the unstable one's?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Samafal;811108 wrote:
Xaalka xaaji Candhuuf ma goyn karee rag gar gal ah inooku yeer

Gar qaadayaal ama raadso ama ha raadin xaalki waan kaga fadhiya meeshan

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;811110 wrote:
Duke that still doesn't mean they were not hit by a grenade whether it was an accident or on purpose this needs an investigation the story is fishy why are people carrying grenades by the way and especially the unstable one's?

Well I agree with you. This tragic incident effecting a single family deserves to be investigated and shall be insha Allah. However your weak attempt at spinning was obvious from the get go. Next time read and reflect on the article.,

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this