Somalia Posted March 28, 2012 http://allbanaadir.com/news.php?readmore=1065 Qaar kamid ah Odayaasha Beesha [CENSORED] gaar ahaan kuwa Taageera Xarakada Al-Shabaab ayaa shalay kulan ku yeeshay Duleedka Magaalada Muqdisho waxa eena kaga hadleen Marxaladaha Dagaal ee kajira Gobolada Dalka. Kulnaka oo sidoo kale ee goob joog ka ahaayeen Masuuliyiin katirsan Al-Shabaab ayaa Odayaasha Beesha [CENSORED] waxa ee si weyn u dhaleeceeyeen Duulanaka Ciidamada Itoobiya ee kujoogaan Gobolka Galgaduud iyagoona sidoo kale aad u dhiiro galiyay Beelaha Daga Ceel Buur. Odayaashan ayaan Shabaab u balan qaaday in Dhalinyaro beesha ah Shababa kusoo biirin doonaan si eey uiga qeyb qaataan Difaaca Dalka iyo Diinta lana dagaalami doonaan Ciidamada Itoobiya iyo kuaw kale ee Cadowga ah sida ee sheegeen. Odayaasha ayaan aad u amanay Shacabka Degmooyinka Ceel Buur iyo Ceel Garas ee ku sheegeen in ee yihiin dad geesiyaal ah oo u taagan difaaca diinta iyo dalka iyagoona ku booriyay in ee sii xoojiyaan garab istaag Al-Shabaab. Hadalkan kasoo baxay Odayaashan Beesha [CENSORED] ayaa kusoo aadaya xili Ciidamada AHlu Sunna iyo kuwa Itoobiay isku fidiyeen Gobolka Galgaduud lana wareegeen Degmooyinka Ceel Buur iyo Ceel Garas. Quote Share this post Link to post Share on other sites