Xaaji Xunjuf Posted March 28, 2012 Shinbir ma ogi anigu ma ihey Khaldaan intan ka aqaano luqada Somali guud ahaan uun baan sheegey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted March 28, 2012 Shinbir Majabe;810891 wrote: Aan isku dayo.. (inkastoo reer Xamar aan ahay..) - Ibriiq = Jalmad - Maqaaxi = Maqaayad - Luqmad = Cunto - Feero = Shanle - Tuweel = Shukumaan - Garan = Fanaanad Both Maqaaxi and makhaayad are used. Luqmad?? But cunto = raashin = soor = cunno and more... Garfeedh = Shanlo Shukumaan = Tuwaal Garan = T-shirt Ibriiq = Jalmad = Feynuus ? Funaanad = Sweater/Jumper/Cardigan Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted March 28, 2012 Rooti = Roodhi = Furun Hilaac = Biriq Iminsa = Meeqaa Cadceed = Qorax Muraayad = glasses & mirror Canjeelo = Laxoox Malawax = Mucbeel Ukun = Beed Dibnaha = Bishmaha Buul = Aqal Nal = Laydh = Ilays Triig = Koronto Sakiin = Mindi (knife) Sakiin? = Makiinad (blade/razor) Mukulaal = Bisad Buundad = Biriij Haraad = Oon Baqasho = Cabsi Lumay = Halaabay Naaqus = Yaree = Demmi Casaan = Gaduud ? Dambe' = Gadaal Laab dilaac = Laab jeex Sheega these: Xeedho ??? Niiko ??? Kimis ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted March 28, 2012 Qare = Xab-xab Boorash = Mushari Garta this one: Qoonsi ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted March 28, 2012 Cuntada Hudheelada Haafeyn Karaaciin Jiinge Qallaabi Turubo Fara-cad Harakoo Salaatooni Mushakal Liibar Nafaqo etc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted March 28, 2012 Caano_Geel;811072 wrote: Cuntada Hudheelada Haafeyn Karaaciin Jiinge Qallaabi Turubo Fara-cad Harakoo Salaatooni Mushakal Liibar Nafaqo etc Salaatooni iyo Mushakal bas aan ka fahmay.. adiga bal garo kuwaan: - Kalaankal - Buskeeti - Uumitaato - Alfoornaato - Kutuleeti - Koostaato - Furlaato - Bajiye - Macsharo - Jeekeey - Seyruuq - Kackac - Kashaato - I cun (i calaanji caloosha i geey!) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 28, 2012 ^Talyaani maa lagu weydiiday macalinka :D lol@caloosha igeey. North and South also differ on how time is read. Example: Labo saac subaxnimo in the South would be read as in Sideedda aroornimo in the north. Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted March 28, 2012 Caano_Geel;811072 wrote: Cuntada Hudheelada Nafaqo LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted March 28, 2012 Xaaji Xunjuf;810967 wrote: Shinbir ma ogi anigu ma ihey Khaldaan intan ka aqaano luqada Somali guud ahaan uun baan sheegey. Miyaadan ethnic Somalilander ahayn? khaldaan qoladaa ayaan u naqaane. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted March 28, 2012 Ciyaaraha iyo madadaalada qaar Bad ka shuba Seeman Layli-gobalay Laadhuu Dubnad Ay-ay Shax Naas-dheer Irmaan Shax-weyn Shax-yar Footari Xaasid-xaasid Rako Baran-boorri Turub Rikoodheyaal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted March 28, 2012 ^^ Laadhuu, Dubnad, Ay-ay, Shax, Turub intaa waan gartay.. Laakiin waxa kale tarjumaan ayaan u baahanay, (meesha ari maa la raacooyaa! waa maxay naas-dheer iyo irmaan) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 28, 2012 Fataal = Pimp in the north, where in the south (fataal = qofka ku ciyaara lacagta) Clours Yellow = Huruudi. Red = Casaan. Brown = Bunni. Gray = Basali. Bulac = Qoroto. Baar = Hudheel. This is the funniest. Hooyo = Islaanta. (Gabadhayda) means my daughter in the south, but (Gabadhayda) means my wife in the north. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted March 28, 2012 Reer waqooyi never say islaanta, are you insane.. We say Hooyo Gacaliso, Hooyo macaan, etc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 28, 2012 Reer waqooyi never say islaanta, are you insane.. We say Hooyo Gacaliso, Hooyo macaan, etc Caano sxb I have many reer waqooyi friends and I heard them using this term many times, and they always joke me and say "idinkuba waxaad dhahdaan Habartey" . Maybe you are a reer waqooyi influenced by the Aboowe Abaayo culture of the south. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted March 28, 2012 Buluc? Waxaad u jeedaa Muluc Geel ka cabaadis Qorato Caasha badhi Malow Dibigaale Shurun-shuur Jir-jiroole Roob la dhac Jiifaa Xamaarato Jinac Dhuxun ku reeb Macaan jecel Fiid meer Qalajiso Maska cagalay Cali gobyaale Digirin Yaryaro Qooley Xoor Quote Share this post Link to post Share on other sites