Xaaji Xunjuf Posted March 27, 2012 markad sii weynaatid you will worry about the death. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted March 27, 2012 LOL. Death should always worry us regardless of age, gibin yar iyo da' tan Alle weey u wada siman yihiin. It worries me too. Khaatumo fiican iyo camal fiican iA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 28, 2012 Sawirkaan maalin hore la qaaday did give me reflections. Runtii, it gave me a pause. Adduunyo xaalkeeda ayaa saas ah. Eebbaheena anagoo wada Muslim oo Muumin ah oo camal wanaagsan wada leh aakhiro ha nagu wada kulansiiyo, dambigeenana ha wada dhaafo. Marxuumkaas la aasaayana Rabiyaa ugu baryayaa in uu uu dambigiisa u dhaafo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garnaqsi Posted March 28, 2012 Xaaji Xunjuf;810597 wrote: Nin yaabaan wax badan baan so qabtay hayado kala duwan baan u so shaqeyey waxan ka so shaqeye magaalada Jerusalem dalka Switzerland oo aan distribution manager ka so noqday. Laba jeer baan so xajiyey ilahay ha iga aqbale eh Waxan dhashay 1970 bilowgeedi ama haba ka horeysey anigu jooga uun baan is arkay beri baan lumi gaadhay anigu iyo hooyaday isku raacnay magaalada harar anigu aad u yar Ethiopianka ii xadi gaadhay waxay is yidhaheen yarkan mashallahda ah dhufta. Waxan macalin quraan ka galay bilowgi 1970ski magaalada daror eh ku tala dhulka Ethiopia haysato reserver area. Waxan so bartay Electrical engineering iyo Communication iyo management laba wax baan ku takhsusay Private school Fransiis ah baan tagay anigu yar abahay i qoray maagaalada Djibouti xiliga isticmaar ba jiray Jacaylkeygi ugu horeyey xamar baan ku bartay maxaanu habeen isla baxnay ilahoow dambigeyga dhaaf Waxan mar mu´adin ka noqday masajid ku yaala Cadan oo aan dhowr bilood joogay Waxan ka so shaqeye shirkad telefoon dalka isu taga cimaraadka nin gaal oo maraykan ah banu is dilanay waan iskaga yimi. Waxan ka hela arimaha taarikhda siyasada mustaqbalka waxan raba ama inan siyasada sii fiican u galo ama inan macalin taarikhda dhiga noqdo labada mid. Waxan ahay nin waligi balanta oofiya buug baan nolosheyda ka qori kara niyo lama soo koobi karo. Xaajiguna waa Xunjuf. Haha, that had me in stitches. Such a dark invention. The picture you give on this site and the real you couldn't be more different. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 28, 2012 Sarkaatul mowdku wuu xanuun badan yahay rasuulkeenii suubanaa ayaa noo sheegay c/s/w Waxaa kaloo uu noo shheegay inaad u cibaadaysato sidii qof aan waxba u harin oo hadda dhimanaya,una shaqaystaa sidii qof aan waligiis dhimanayn maluku mowdku cidna ma daayo noole kastaa waa dhadhamin da'duu doono ha jiree,muslinka cimrigoodu waa 60' wixii ilaahay kuugu daro waa over time,waana inaad ilaahay ka baridaa caafimaad qab cibaado suuban iyo cimri dheer Dhimashada waa xaq,muslinkuna kama baqo haduu iimaankiisu adag yahay,aduunyadana lagama dhergo waana waxa naloo keenay in nalagu imtixaamo, maalinta aad dhargeysaa waa marka ciid afka lagaaga buuxiyo afar badeel dhinacyada lagaala istaago XX,,70'kii nin dhashay weli waa caruur mise waxbaad noo qarisay? Afartanku waa markuu ninku kala badhmo xagga caqliga deganaashada,legdanka dumarka, jirka iwm. you're still young enjoy the life Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 28, 2012 i would assume that it depends, someone who peacefully passes away in their sleep or gets hit by truck. Quote Share this post Link to post Share on other sites