Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Death

Recommended Posts

Nin Yabaan do you want me dead adeer ma sidasad ii necebtahay waan dhiman sida dadka kale oo dhan laakin ma xanuun kulushahay mise wa caadi weye suaashu

Share this post

Link to post
Share on other sites

Horta marka koobaad iga raali noqo, kaftan beey iga aheed. Su'aasha waxaad kawadid ayaan garan waayeey. Hadii aad rabtid in aad is disho, aniga waxaan ku oron lahaa ha suubin, sababtoo aah waa danbi. Teeda kale, dhimashadu waa xaq, oo hadii eey taada kuu soo dhawaatay, ilahay hakuu fududeeyo. Waa iga intaas.

Share this post

Link to post
Share on other sites

war niyo waalaanyahay subxaan allah lool war isma dilayo i have so much to live for maya laakin as u get older dhimashada waad ka fakiraysa iyo qaabkay ay dhacayso iyo dhashada sida aad uga tagayso, iyo dee xanuunkey ay leedahay bahashu koley qof hadu dhimanayo waxa ugu xanuun yar qof hurdadisa ka so toosi wayey.

Share this post

Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ What do you have to live for, Xaaji? Bal mar uun nooga sheekay your life and the man behind the name. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

NGONGE;810539 wrote:
^^ What do you have to live for, Xaaji? Bal mar uun nooga sheekay your life and the man behind the name.
:D

its to much kama sheekeyn karo waxan so qabtay waxa ii sugaya halkan marayo halkan joogay taalabadayda cidi ma qaadi karto.

Share this post

Link to post
Share on other sites

XX i am glad your not. Just read a story on Yahoo of this South Korean chick that killed herself while talking to her friends on Facebook and telling them she was going to kill herself. You can't be too sure nowadays. markale iga raali noqo. :)

Share this post

Link to post
Share on other sites

Nin Yabaan war anigu nin weyn oo ciro leh baan ahay ma ihey gabadh yaro indho yar ah wedjibuug account leh wedjibuug na ma lihi anigu waxa igu dambeyesey xiligi my space jirtay ma garanaysiin taasa igu danbeysey.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;810565 wrote:
Nin Yabaan war anigu nin weyn oo ciro leh baan ahay ma ihey gabadh yaro indho yar ah wedjibuug account leh wedjibuug na ma lihi anigu waxa igu dambeyesey xiligi my space jirtay ma garanaysiin taasa igu danbeysey.

LoL Runtaa. :) Su'aasha si kale ayaaba u fahmay. XX bal sxb siduu NGONGE yiri, Noloshaada wax yar inooga sheekee sxb. Koley waxaan filayaa inaad tahay nin KHIBRAD weeyn leh oo wax fiican soo suubiyey inaad tahay, :) oo wax weyn kaa faa'ideysan karno. :)

Share this post

Link to post
Share on other sites

Nin yaabaan wax badan baan so qabtay hayado kala duwan baan u so shaqeyey waxan ka so shaqeye magaalada Jerusalem dalka Switzerland oo aan distribution manager ka so noqday. Laba jeer baan so xajiyey ilahay ha iga aqbale eh

Waxan dhashay 1970 bilowgeedi ama haba ka horeysey anigu jooga uun baan is arkay beri baan lumi gaadhay anigu iyo hooyaday isku raacnay magaalada harar anigu aad u yar Ethiopianka ii xadi gaadhay waxay is yidhaheen yarkan mashallahda ah dhufta.

Waxan macalin quraan ka galay bilowgi 1970ski magaalada daror eh ku tala dhulka Ethiopia haysato reserver area.

Waxan so bartay Electrical engineering iyo Communication iyo management laba wax baan ku takhsusay

Private school Fransiis ah baan tagay anigu yar abahay i qoray maagaalada Djibouti xiliga isticmaar ba jiray

Jacaylkeygi ugu horeyey xamar baan ku bartay maxaanu habeen isla baxnay ilahoow dambigeyga dhaaf

Waxan mar mu´adin ka noqday masajid ku yaala Cadan oo aan dhowr bilood joogay

Waxan ka so shaqeye shirkad telefoon dalka isu taga cimaraadka nin gaal oo maraykan ah banu is dilanay waan iskaga yimi.

Waxan ka hela arimaha taarikhda siyasada mustaqbalka waxan raba ama inan siyasada sii fiican u galo ama inan macalin taarikhda dhiga noqdo labada mid. Waxan ahay nin waligi balanta oofiya buug baan nolosheyda ka qori kara niyo lama soo koobi karo.

Xaajiguna waa Xunjuf.

Share this post

Link to post
Share on other sites
wyre   

Xaaji Xunjuf;810597 wrote:

As it seems your age is older than asking such question, war su'aasha la laabo ninyahow :D:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this