Xaaji Xunjuf Posted March 27, 2012 is it painful? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted March 27, 2012 Xaaji Xunjuf;810384 wrote: is it painful? I dunno, why don't u go find out and let's know. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 27, 2012 Nin Yabaan do you want me dead adeer ma sidasad ii necebtahay waan dhiman sida dadka kale oo dhan laakin ma xanuun kulushahay mise wa caadi weye suaashu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted March 27, 2012 Maya kuma necbi, oo aad iyo aad ayaan kuu jeclahay. Maya sxb, ma xanuun badna, waa caadi. Bal orodo soo baroobee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted March 27, 2012 Horta marka koobaad iga raali noqo, kaftan beey iga aheed. Su'aasha waxaad kawadid ayaan garan waayeey. Hadii aad rabtid in aad is disho, aniga waxaan ku oron lahaa ha suubin, sababtoo aah waa danbi. Teeda kale, dhimashadu waa xaq, oo hadii eey taada kuu soo dhawaatay, ilahay hakuu fududeeyo. Waa iga intaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 27, 2012 war niyo waalaanyahay subxaan allah lool war isma dilayo i have so much to live for maya laakin as u get older dhimashada waad ka fakiraysa iyo qaabkay ay dhacayso iyo dhashada sida aad uga tagayso, iyo dee xanuunkey ay leedahay bahashu koley qof hadu dhimanayo waxa ugu xanuun yar qof hurdadisa ka so toosi wayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 27, 2012 ^^ What do you have to live for, Xaaji? Bal mar uun nooga sheekay your life and the man behind the name. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 27, 2012 Xaaji Xunjuf;810384 wrote: is it painful? Why ?? ,, are you dying ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 27, 2012 NGONGE;810539 wrote: ^^ What do you have to live for, Xaaji? Bal mar uun nooga sheekay your life and the man behind the name. its to much kama sheekeyn karo waxan so qabtay waxa ii sugaya halkan marayo halkan joogay taalabadayda cidi ma qaadi karto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted March 27, 2012 XX i am glad your not. Just read a story on Yahoo of this South Korean chick that killed herself while talking to her friends on Facebook and telling them she was going to kill herself. You can't be too sure nowadays. markale iga raali noqo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 27, 2012 Nin Yabaan war anigu nin weyn oo ciro leh baan ahay ma ihey gabadh yaro indho yar ah wedjibuug account leh wedjibuug na ma lihi anigu waxa igu dambeyesey xiligi my space jirtay ma garanaysiin taasa igu danbeysey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted March 27, 2012 Xaaji Xunjuf;810565 wrote: Nin Yabaan war anigu nin weyn oo ciro leh baan ahay ma ihey gabadh yaro indho yar ah wedjibuug account leh wedjibuug na ma lihi anigu waxa igu dambeyesey xiligi my space jirtay ma garanaysiin taasa igu danbeysey. LoL Runtaa. Su'aasha si kale ayaaba u fahmay. XX bal sxb siduu NGONGE yiri, Noloshaada wax yar inooga sheekee sxb. Koley waxaan filayaa inaad tahay nin KHIBRAD weeyn leh oo wax fiican soo suubiyey inaad tahay, oo wax weyn kaa faa'ideysan karno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 27, 2012 Nin yaabaan wax badan baan so qabtay hayado kala duwan baan u so shaqeyey waxan ka so shaqeye magaalada Jerusalem dalka Switzerland oo aan distribution manager ka so noqday. Laba jeer baan so xajiyey ilahay ha iga aqbale eh Waxan dhashay 1970 bilowgeedi ama haba ka horeysey anigu jooga uun baan is arkay beri baan lumi gaadhay anigu iyo hooyaday isku raacnay magaalada harar anigu aad u yar Ethiopianka ii xadi gaadhay waxay is yidhaheen yarkan mashallahda ah dhufta. Waxan macalin quraan ka galay bilowgi 1970ski magaalada daror eh ku tala dhulka Ethiopia haysato reserver area. Waxan so bartay Electrical engineering iyo Communication iyo management laba wax baan ku takhsusay Private school Fransiis ah baan tagay anigu yar abahay i qoray maagaalada Djibouti xiliga isticmaar ba jiray Jacaylkeygi ugu horeyey xamar baan ku bartay maxaanu habeen isla baxnay ilahoow dambigeyga dhaaf Waxan mar mu´adin ka noqday masajid ku yaala Cadan oo aan dhowr bilood joogay Waxan ka so shaqeye shirkad telefoon dalka isu taga cimaraadka nin gaal oo maraykan ah banu is dilanay waan iskaga yimi. Waxan ka hela arimaha taarikhda siyasada mustaqbalka waxan raba ama inan siyasada sii fiican u galo ama inan macalin taarikhda dhiga noqdo labada mid. Waxan ahay nin waligi balanta oofiya buug baan nolosheyda ka qori kara niyo lama soo koobi karo. Xaajiguna waa Xunjuf. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted March 27, 2012 Xaaji Xunjuf;810597 wrote: Nin yaabaan wax badan baan so qabtay hayado kala duwan baan u so shaqeyey waxan ka so shaqeye magaalada Jerusalem dalka Switzerland oo aan distribution manager ka so noqday. Laba jeer baan so xajiyey ilahay ha iga aqbale eh Waxan dhashay 1970 bilowgeedi ama haba ka horeysey anigu jooga uun baan is arkay beri baan lumi gaadhay anigu iyo hooyaday isku raacnay magaalada harar anigu aad u yar Ethiopianka ii xadi gaadhay waxay is yidhaheen yarkan mashallahda ah dhufta. Waxan macalin quraan ka galay bilowgi 1970ski magaalada daror eh ku tala dhulka Ethiopia haysato reserver area. Waxan so bartay Electrical engineering iyo Communication iyo management laba wax baan ku takhsusay Private school Fransiis ah baan tagay anigu yar abahay i qoray maagaalada Djibouti xiliga isticmaar ba jiray Jacaylkeygi ugu horeyey xamar baan ku bartay maxaanu habeen isla baxnay ilahoow dambigeyga dhaaf Waxan mar mu´adin ka noqday masajid ku yaala Cadan oo aan dhowr bilood joogay Waxan ka so shaqeye shirkad telefoon dalka isu taga cimaraadka nin gaal oo maraykan ah banu is dilanay waan iskaga yimi. Waxan ka hela arimaha taarikhda siyasada mustaqbalka waxan raba ama inan siyasada sii fiican u galo ama inan macalin taarikhda dhiga noqdo labada mid. Waxan ahay nin waligi balanta oofiya buug baan nolosheyda ka qori kara niyo lama soo koobi karo. Xaajiguna waa Xunjuf. As it seems your age is older than asking such question, war su'aasha la laabo ninyahow :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted March 27, 2012 Weli ma dhiman...... Quote Share this post Link to post Share on other sites