Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland Buurmadow locked up for good

Recommended Posts

Xaaji Xunjuf;810470 wrote:
^ Buurmadow wa ninki yidhi maxakiimta iyo dawlada cabdilahi Yusuf aniga heshisinaya 2006 wa nin walaan

Yes, Xaaji, laakiin ma waali baa loo xidhey??? Mise wax kale...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Buurmadow wa ninki yidhi maxakiimta iyo dawlada cabdilahi Yusuf aniga heshisinaya 2006 wa nin walaan

ma ninka yiri waxbaan heshiisiin baa waalan, mise ninka isku fiirsada. war xaaji say kaa noqotay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mintidow koley buurmadow beryahan ba hadaladisa way is dhaaf dhaafeyeen marka waxa la doonaya inay maskaxdu u so yaro nassato wa xabsi xarago leh oo waliba tolnimo ku jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji, both the previous administration and the current admin made the mistake of jailing Burmadow. It's counterproductive to their own goals since all it accomplishes is precisely what Burmadow wishes for: fame and to see his name in the headlines! Suuq baaba loo yeeley... And more importantly sets precedents for the extra-legal incarceration of citizens.

 

I thought the Siilaanyo administration campaigned on the abolishment of the 'state of emergency' under Rayaale which legally justified these sorts of jailings.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Mukulaaloow, Buurmadow waagii Xabashida & nijaasta kale xasuuqayeen Soomaalida koonfurta, si fiican buu ula saftay, isaga keliya maahee shacabka SL oo dhan siiba inta dooxa ka shisheeysa! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this