Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland Buurmadow locked up for good

Recommended Posts

Boqor Buur-madaw Oo Laga Wareejiyay Xaruntii CID-da Ee Uu Ku Xidhnaa Loona Dhaadhiciyey Jeelka Weyn Ee Magaalada Hargeysa

March 26, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa saaka xabsiga dhexe u dhaadhicisay Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur-madaw Kadib markii ay ciidanka boolisku ka qabteen madaarka Hargeysa March 10 2012, isagoo kasoo laabtay dalka Imaaraadka carabta ee Dubai oo uu degnaa mudooyinkii u danbeeyay, isla markaana mudo laba todobaad ah ku xidhnaa xarunta CID, ee denbi baadhsita, iyadoo aan Maxkamad la horgeyn.

Sarkaal ka tirsan Booliska oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay xabsiga u dhaadhiciyeen. Kadib amar kaga yimi dhinaca madaxtooyadda, wuxuuna ku dooday in la mariyay maxkamadda oo laga rumaan-gareeyay xadhiga Boqor Cismaan Buur-madaw, balse wuxuu ka gaabsaday sarkaalkaasi inuu sheego mudada rumaanka. Laakiin warar laga helay dhinaca Garsoorka ayaa sheegay inaanay arag iyadoo laga rumaan garaynayo maxkamadda Boqor Buur-madaw oo aan la horkeenin Maxkamadda, isla markaana aanay waxba kala socon rumaankaa.

Hase yeeshee waraka qaar ayaa sheegay in rumaan shan todobaad ah Boqor Buurmadow looga jaray saaka Maxkamadda, iyadoo aan isaga la horgeyn maxkamadda, basle warqada rumaanka looga soo qaaday maxkamadda. Sidaana loogu gudbiyay xabsiga dhexe ee Hargeysa. waxaanay Maxkamaddu u jartay shan todobaad Afartan iyo laba cisho oo Rumaan ah.

Talaabada xabsiga loogu dhaadhiciyay saaka Boqor Buur-madaw, ayaa la rumaysanyahay inay ka dhalatay canbaarayn kulul oo ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo kala kulantay xadhigiisa, taas oo kaga imanaysay xukuumadda gudaha iyo debedaba, iyadoo ay xadhigiisa ka hadleen Madaxdhaqameedka Somaliland, siyaasiyiin iyo waxgarad kale, basle dhawaaqyadii ugu danbeeyay oo kaga yimi xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo deegaanka uu Boqor Buur-madaw kasoo jeedo ee qoyskiisa ayaa ahaa dhaleecayn iyo hanjabaad kulul oo mudo u qabtay xukuumadda inay inay usoo celiso xoriyadiisa, haddii kalena ay masuul ka noqonay wixii ka yimaada.

Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur-madow, ayaan ilaa hada la ogayn denbiga loo haysto iyo eedaha uu galay, basle waxa keliya oo ay xukuumaddu qabashadiisa dhawr todobaad ka hor kaga jawaabtay waaran hore loogu jaray, iyadoo lala xidhiidhiyay xadhigiisa mid uu ku kasbaday xorriyadiisa iyo inuu cabiro rayigiisa, isagoo dhaleecayn kulul warbaahinta mudooyin hore u marariyay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo oo uu ku tilmaamay mudo yar ka dib markii ay hogaanka qabatay mid ay durba kooxo majara habaabiyeen oo ay ujeedooyinkooda gaarka ah uga leexiyeen hogaanka dalka ee Madaxweynaha Siilaanyo inuu la yimaado maamulkii wanaagsanaa iyo cadaaladdii uu balanqaaday xiliggii kaanbeynka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ What's his crime and did he have any representation in that court? Nacala Siilaanyo iyo waxa la shaqeeyaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

NG, There was no court hearing ,,,, Just the court extends this until it starts the hearing next time within 40 days ,,, Africa waaryaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Xaaji Xunjuf;810374 wrote:
^^ ceeb madaxweynaha ha nacdalin wa inad buurmadow nacdashid.

War disagree with the Boqor. Hate the boqor even. But when it comes to jailing someone without proper charge or procedures, you need to turn your attention towards Siilaanyo and his government, saaxib. This is not for the Boqor himself but for YOU. What if you do something that Siilaanyo's government does not like tomorrow? Would you want to be treated the same way? Support the Boqor, Xaaji. It's for your own good, saaxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;810408 wrote:
War disagree with the Boqor. Hate the boqor even. But when it comes to jailing someone without proper charge or procedures, you need to turn your attention towards Siilaanyo and his government, saaxib. This is not for the Boqor himself but for YOU. What if you do something that Siilaanyo's government does not like tomorrow? Would you want to be treated the same way? Support the Boqor, Xaaji. It's for your own good, saaxib.

Totally agree with you, NG. The current admin seems a bit thin-skinned to criticism. Supremacy of the law and legal procedures should be nurtured in the developing world to cut away from the past of authoritarianism.

 

Burmadow can be a bit irresponsible at times but he's entitled to full citizen privileges of 'innocent till proven guilty'. The Somaliland legal system needs to mature from the African/Arab system of jail first and then 'ask questions later'.

 

Those who've traditionally opposed the sovereignty of Somaliland are allowed to return to the country (contrary to constitutional provisions) without a public rejection of their previous positions yet critics of administration policy are promptly jailed.

 

Yaa dunya...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oo maxaa loo yiri Somaliland waa dimoqraadiyad oo garsoor madaxbanaan baa ka jira ?

 

Sii daayaa Boqorka, oo weliba xaggaa Garoowe usoo dira

Share this post


Link to post
Share on other sites

Exactly, my dear old Xiinny. Aduunkoo dhan baa sidaa yidhi - Somaliland is democratic with its own independent constitution. Just google it and you might get a heart attack from all the international articles stating thus ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this