Peacedoon Posted March 27, 2012 Funny how somali alqeada commanders run away from amisom and ethiopia then they talk about jihad. If the enemy of somali alqeada were somali soldiers on tanks, they would fight them till death. Imaging if the first muslim generation behaved like the clownish alqeada(former shabab), this would be the result: Iran would be still an persian empire, most of Levant under controle of Byzantines. All that because they run away and called it "xeelad dagaal". Infact the persians and romans would come to Arabia to rout out the muslims. Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo shalay gelinkii dambe warbaahinta u aqriyay bayaan ka soo baxay Hogaanka Al- Shabaab, kadib kulan ay yeeshaan ayaa waxaa looga hadlay marxalada cusub ee uu dalka galay. Cali Dheere ayaa sheegay in dagaal caalami ah lagu soo qaado dhulka Soomaaliyed, kaasoo uu tilmaamay in ay ku bahoobeen Gaalada caalamka sida uu hadalka u dhigay. "Sida laga war qabo dadka muslimiinta dhulkeena muslimka soomaaliyed Xamlo caalmami ah oo weerar saliibi ah, ay ku bahoobeen gaashaanbuurta saliibiyiinta ayaa lagu soo qaaday"ayuu yiri Cali Dheere. Cali Dheere ayaa sheegay in duulaankaas ay hogaaminayaan Mareykanka, Yuhuuda iyo Ciidamada dalalka deriska ah sida uu yiri. "Xamlaadka Salibiiyiinta ee ka dhanka ah Muslimiinta waa kuwo ay ku mideysan yihiin gaalada oo dhan, maanta waxaa muuqaneysa mujaahidiinta inay isu soo baheysteen gaalada caalamka ku nool Yuhuud, Nasaaro iyo Murtadiin"ayuu sii raaciyay hadalkiisa. Cali Dheere ayaa sheegay in loo midoobo marxalada dalka uu galay iyo duulaanka lagu soo qaaday, isagoo tilmaamay in aanay ka tanaasuli doonin hadafkooda. "Hogaanka guud waxaa uu cadeynayaa arrimaha soo socda muslimiinta xilligan waxaa waajibaadka saaran ka mid ahh shareecada islaamka inay difaacayaan, sharafka, jiritaanka Umada Muslimiinta, in si adag looga hortago, halis walba oo ku soo wajahan"ayuu yiri Cali Dheere oo aqrinayay bayaanka ka soo baxay Hogaanka guud ee Al-Shabaab. Bayaankan ayaa u muuqda mid Xarakada Al- Shabaab ku muujinayaan culeyska dhinacyada badan ee ka soo fuulay deegaanada ay maamulayeen, iyadoo maalmihii u dambeeyay ay isaga baxeen magaalooyin dhowr ah iyo deegaano ay ku sugnaayeen. Maalintii shalay ayay aheyd markii ay gacantooda ka baxday degmada Ceelbuur oo ka mid aheyd deegaanada ugu muhiimsanaa ee ay ka talinayeen muddo afar sano ku Shaydan dheere, niqabi sister abu godane and abu mansur are all joke. Quote Share this post Link to post Share on other sites