Sign in to follow this  
Carafaat

New Garaad crowned in Somali Ethiopian region

Recommended Posts

Somalina   

Xaaji Xunjuf;810060 wrote:
^^ Dee wa run iyagana wa in la weydiyaa kuwa gaashaamo jooga laba yaabi mayo laakin kuwan Minneapolis jooga baan la yaaba:D

Right! suasheyda kale ee Ceelbuur thread jawaab ayaan kaa sugaayaa. Thnx

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf;810057 wrote:
Nothing against the garaad but why are they waving the Ethiopian flag when we all know Ethiopia oppresses the people of that region.

Xaaji, its a bit more complicated then that. And I am sure Dowladaha Somalia iyo Somaliland human rights record isnt clean either, oppose them goverments is not the only way to fight injustices, but there are many ways.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fadlan "Soomaali Itoobiyaan" wax la dhaho ma jirtee ka dhaaf. Soomaali Galbeed ugu wac dadkaas iyo deegaankaasba.

 

It is like iyadoo la leeyahay 'Biyo Saliid' region. Ismaba galaan oo isma keenaan. Same with Soomaali iyo Xabashi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
faarah22   

so easy for you to say. empty phrases and slogans won't bring them any good. kilin 5aad is developing because it's ethiopian. maxaa soomaaaliya u haysaa. i saw jijgiga on youtube, and it was beautiful no somali city looks like that. i believe somalis always prosper when they share something with outsiders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

JB, waa sual sax ah. Officially waxa la dhahaa Somali-Ethiopian region. Laakinse MMA wuxu ka dhigiyaa Ethiopia caay camal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa caay waliba aflagaado ah. Waxee meel ugu dhac u tahay halyeydii u dagaalamay, una halgamay gobolkaas. Kasoo biloow waagii Axmed Gureey ilaa '77. Waa meel ugu dhac sharaftooda iyo heybadooda.

 

Soomaalinimadii waa sii tirtireysaa. Soomaali Galbeed haddii looga waco maxaa dhib ah. Reer Giriig uguma wacaan qeybta Qubruska Turkishka ah 'Turkish Qubrus.' Same with Reer Turkish, uguma wacaan qeybta Giriiga heysato 'Giriig Qubrus.' So are REer Falastiin. Uguma wacaan deegaanka Daanta Galbeed ee Yahuuda heysato 'Israa'iili West Band.' Iyo meelo kale oo badan.

 

Xataa qaaradaha adduunka dadka sameeyo dhul Itoobiyo heysato u aaminsanyihiin, that is why most official maps there is xad beenaad between gobollada ku hareersan Soomaali Galbeed iyo gobolada kale ee Soomaaliya. That is why on most maps it says 'provisional line.' instead of international border. Adigoo Soomaali ah marka inaa Xabashi dhul Soomaaliyeed siisid waa yaab iyo barkeeda.

 

hornofafrica.gif

 

Xataa Google Maps recognizes this fact.

 

ethsom_1233.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

somalis in ethiopia are ethiopians,they have to get their pie within their country,the ones in kenya r kenyans,the ones in jubouti r juboutians but they all ethnic somalis & better off than somalia proper.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat dadka ka so horjeeda joogista ethiopia dhulka somali galbeed wa u cay kama hadlayo kuwa minesota jooga eeh calanka xabashida wata kuwaas wala duufsaday hadal maleh . Laakin dadka ku nool degaanka eeh nolosha loo diiday kuwaas meel baad uga dhacday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this