Caano_Geel Posted March 26, 2012 Dadka Nin - Naag Inan - Inaan Islaan - Oday Marwo - Mudane Xawayaan Aar - Gool Bisad - Curri Geenyo - Sange Hal - Awr Diig - Digaagad Lax - Wan Orgi - Ri Wayl - wiyil Dameer - Dameerad Ey - Eeyad Heeliyo - Coofle Shabeel - Shabeelad Qarandi - Madax-kuti Add more haddaad garanayso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 26, 2012 Caano geel, couple years back in hargeysa. I had to fill in a form and it stated lab iyo dhedig. I didnt know what it meant and guessed it would mean single or married. So I asked if what it meant. and they guy behind the counter sid very loudly, it means Man or Women. Everyone in the room started laughing at me. shameless but hilarious though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 26, 2012 Gabar - Wiil Gishaanti - Kuray Cambaro - Cali Dooro - Diiq Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted March 26, 2012 Waa maxay waxani Dooro iyo Diiq? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 26, 2012 Dooro=Chick. Diiq = Rooster. Dooro waqooyiga soomaaliya wax kalaa looga yaqaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted March 26, 2012 Waan soo qoray mar hore... Waa Diig iyo Digaagad ka eeg xagga sare brah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 27, 2012 Adiga haddaa u taqaanid 'diig iyo digaagad' dadka kale badankoodana diiq iyo dooro u yaqaanaan. Adiga haddaa u taqaanid 'inan iyo inaan' dadka kalena wiil iyo gabar u yaqaanaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites