Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: Somalia top Politicians hold talks to decide future of the nation:

Recommended Posts

Gaalkacyo(APL):- Wararka isa soo taraya ee ku saabsan shirka Gaalkacyo ayaa sheegaya in Caawa dib ay ergadu isugu soo noqday Shirkii Raod-map-ka*ee socday oo ay ku guda jireen gabgabadiisii.

 

Waxaa hada la gudagalayaa saxiixitaanka qodobadii ergada shirku isku waafaqeen, waxaana sidoo kale aybtan dambe ee shirka goob joog ah qaybaha kala duwan ee warbaahinta dalka oo markii hore shirka ka maqnaa.

 

Goor dhaw waxaa la filayaa in saxaafada loo akhriyo qodobada qalinka lagu duugay, si bulshada loogu baahiyo.

 

Waxaa xusid mudan in Maamulka Galmudug ay shirkan uga qaybgaleen Wafdi uu hogaaminayo Madexweyne ku xigeenka Galmudug C/samad Nuur Guuleed.

 

Daqiiqad walba isha ku hay warbaahinta allpuntland.com Xafiiska

 

Wararka allpuntland ee Gaalkacyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg deg ah: Shir ROAD-MAP-ka oo caawa la isugu soo laabananayo, inuu Barri gaarana laga yaabo.

Posted by Pi G 2 on March 26th, 2012

 

War deg deh ah oo aanu ka helany magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Salaadii maqrinka kadib la isgu soo noqday shirkii RAOD-MAP-ka ee ka socday Magaalada gaalkacyo oo markiisii hore la tilmaamay in malinta bari ah loo balamay.

Wararku waxay tilmaamayaan in hada shirkii dib la isugu soo noqday islamarkaana hoolka shirarka ay gudaha u galeen saxaafada Soomaalida ee tabinaysa wararka shirka oo markoodii hore intooda badan dibada ka joogay shirka, waxaana la filayaa saxiixa ergada kadib in saxaafada loo akhriyo qodobada shirka la iskula gaaray.

Wararka ka soo kordhaya shirkan kala soco warbaahinta puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this