Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

City divided by a line president sharif says in the words of JFK tare down this wall

Recommended Posts

Maamulka Koonfurta Gaaalkacyo oo soo dhaweeyey in Madaxweyne Cabdullahi Yusuf loogu magac daro Airport

 

Gaalkacyo(Pi) Afhayeenka Maamulka Koonfurta Gaalkacyo(Galmudug) ayaa soo dhaweeyey in Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo loogu magac daro Alla ha unaxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullahi Yusuf.

 

Puntlandi.com oo la xiriiray afhayeenka Maamulkaas Axmed Sh.maxamuud Baasto wuxuu noo sheegey in Maamulkiisu ay soo dhawaynayaan Magacaabidaa, isagoo hoosta ka xariiqay in Maamulkiisu xitaaay arintaas soo jeedin lahaayeen.

 

Maanta ayaa saxaafada qaarkood daabaceen warar been abuur uu ku tilmaamay afhayeenku wararkaasoo laga faafiyey maamulkiis, wararkaan ayaa qoray in Maamulka Galmudug ay ka biya diideen magacaabidaas.

Alla ha u naxariistee Madaxweyne Cabdullahi Yusuf wuxuu ahaa Halyeygii saxiixey heshiiska Gaalkacyo lagu wada dagan yahan, tasoo haboon in mar walba la xasuusto .

Share this post


Link to post
Share on other sites

seriously, why are we responding to folks likes XX for news and updates:confused: lord knows these people have issues that is outside of our scope and practices.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this