Abwaan Posted March 26, 2012 xiinfaniin;809898 wrote: ^Actually, if you know man's history his compromise with Aideed is the very foundation of peace Galkacyo rests today. So lets show some perspective, xaaji xunjuf Yes ragannimo ayuu ahaa compromise-ku waana taariikhi sidaan marwalba sheegana in halkaas laga sii ambaqaado ayaa habboon laakiin carruurtan aad soo deyseen taariikhda runtaa bara....One thing you guys need to know is Gen. Caydiid AUN Illaa Raaskambooni buu haystay and for the sake of nabadda degaanka wuu ka aqbalay codsigii AUN Col. Cabdullahi. Ma illowdeen when he came to Mogadishu oo uu rabey inuu dowladdiii Salballaar Ra'iisal wasaare ka noqdo oo Gen. Caydiid u diidey oo markaas uu Ayroboorka Cisaleey ee Cali Mahdi xukumayey ka duulay? If you guys want to deny that just wait for the next Keydmedia video markaas yaan la kala dhuuman:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 26, 2012 By the way aniga aragtidayda AUN labadaba C/llaahi Ciise iyo Maxamed Cawaale Liiban ayaa ka mudan balse haddii nabad lagu helayo Ayroboor baad ka hadlaysaane magaalada dhan xitaa magaca hallaga beddelo. I just don't like the hypocracy-ga iyo carruurtaan meelaha lagu soo daayey. Haddii dad ku kibraan the alternative dad unbaa ku le'an wax laga faa'iidayana ma leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 26, 2012 @Abwaan He came to Mogadishu and told Aideed that one will take the PM and one will take the Presidency. Aideed refused and said that the reer waqooyi should be given a position. What happened later with Aideed? And how was it possible? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 26, 2012 Somalia;810171 wrote: @Abwaan He came to Mogadishu and told Aideed that one will take the PM and one will take the Presidency. Aideed refused and said that the reer waqooyi should be given a position. What happened later with Aideed? And how was it possible? :D I am glad you know that part of the history...Intaan inaad ogtahay maba ogeyn ee waxaan is iri wax kalaa loo sheegay:D lol@REFUSED meaning NO:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 26, 2012 Yeah but I don't see how it is bad given that Aideed then drove the country into anarchy, if anything you just helped "caruurta" further the history of Abdullahi Yusuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 26, 2012 Waryaa Abwaan caruurta aad sheegaysid maad Somalina u deysay Internet portals cannot change the reality on the ground awoowe, and everybody knows that or at least should know that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted March 26, 2012 Abwaan;810173 wrote: I am glad you know that part of the history...Intaan inaad ogtahay maba ogeyn ee waxaan is iri wax kalaa loo sheegay:D lol@REFUSED meaning NO:D wadaniyoow taas ma wax la isku amaano miyaa mise waa wax la isku caayo? Eesh calaa wadani. wallahi waa abtirsatay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 26, 2012 xiinfaniin;810178 wrote: Waryaa Abwaan caruurta aad sheegaysid maad Somalina u deysay Internet portals cannot change the reality on the ground awoowe, and everybody knows that or at least should know that. What? Somalina wargeyskeeda maxaad u aflagaadeyneysaa adigu? ha aqrisan mar danbe yaah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 26, 2012 xiinfaniin;810178 wrote: Waryaa Abwaan caruurta aad sheegaysid maad Somalina u deysay Internet portals cannot change the reality on the ground awoowe, and everybody knows that or at least should know that. Adigu carruurta ha halaajin ee taariikhda runtaa ee Soomaaliya bar, let them not pick and choose. Nabadda, sinnaanta, caddaaladda iyo isu-samirka micneheedana halla baro. Ayroboorkii qodxaha badnaa ee Gaalkacyo baaba JFK la noqday. 1978-kii bay ka wada maraysaa waa sidee bahashu mise waxaa rabtaan inay 1991-kii gaarto? Hore halloo socdo Insha Allaah waa la gaari nabad waarta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 27, 2012 Sh,shariif maanta wuxuu ugu yeeray c/yusuf geesi mudan in gaalkacyo loogu magac daro shalayna wuxuu lahaa ethiopian baa noo keenay ee qoryaha ha la qaato,waa laba wajiile maraa waxid Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 27, 2012 Waryaa, gooni, 2006kii baabay kaaga dhegantahay e Abwaan, awoowe Galkacyo waa Galkacyadeedii , Cabdullaahina reer Gaalkacyood waa ahaa, in garoonka loogu magacdarana xaq buu u leeyahay. Wax laga hadlaa oo kale meesha ma yaallaan. As for taariikhda hore iyo tii danbe, qolaa iigu dhaaratay Ceelasha biyaha 15 dabaq baa ka dhisan , anna xera qaxooti baan u haystay Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 27, 2012 Somalina;810109 wrote: Are you not ululating for the Clan state parties held in Nairobi hotels? faatadhug badanaa, afkaaga iyo dhegahaga isma maqlaan miyaa? He changes by the week. But at heart, Nassir is a Somalilander. Quote Share this post Link to post Share on other sites