Maaddeey Posted March 26, 2012 Waa Islaamaah: Gabar Muxajabad ah oo Baydhabo lagu toogtay. Monday, 26 March 2012 10:34 Editor Hits: 104 E-mail Print PDF amiirnuur.comCiidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa maanta fal dil ah ugeystay gabar muslimad ah oo ku sugneed gudaha magaaladaasi. Wararka nagasoo gaaraya Baydhabo ayaa xaqiijinaya in maleeshiyaadka Murtadiinta ay wadada ku istaajiyeen gabar muxajabad ah waxayna ku amreen in ay furto niqaab ay wadadatay si ay wajigeeda u arkaan markii ay ka dhega adeygtay waxaa sheedda kasoo toogtay Askari Itoobiyaan ah. Gabadha Muslimadda ah ayaa halkaasi ku shahaada qaadatay, markii falkaaxi naxdinta leh uu dhacay ayaa qarax xoogan suuqa sarifka Baydhabo lagula eegtay maleeshiyaad Murtadiinta katirsan waxaana jira dhimasho iyo dhaawac cadawga soo gaaray. Cadawga Itoobiya ayaa magaalada Baydhabo qabsaday 22,2,2012 waxayna magaalada ka gaysteen gabood fallo waloow inta badan shacabka Baydhabo ay isaga carareen magaalada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 26, 2012 Maddeey why would they do that? Do Xabashi's hate the veil? Quote Share this post Link to post Share on other sites