Somalina Posted March 26, 2012 B/weyne: HN: Waxaa maanta soo gaaray magaalada B/weyne wafdi balaaran oo uu hogaaminayo hogaamiyaha gobolka Hiiraan mudane C/fitaax Xasan Afrax. Wafdigan oo ka soo kicitimay magaalada Muqdisho oo aay baryahan ku sugnaayeen ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyey masuuliyiin iyo dadweyne aad u farabadan. Markii maamulku yimid magaalada waxaa loo gudbiyey xarunta gobolka halkaas oo aay kula hadleen dadweynaha magaalada B/weyne. Wafdiga ayaa sidoo kale waxaa ka mida gen. Muqtaar oo ah sarkaal ka tirsan dowalada kumeelgaarka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 26, 2012 Gen Muqtaar Hussein Afrax Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 26, 2012 This new young leader caadi ma ahan...Waa raggeedii....It looks like inuu Hiiraan u soo baxay ninkii isku daba-ridi lahaa...It is good to see Gen. Mukhtaar Afraxoow too....Nin culus oo karti leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 26, 2012 Abwaan, wuu indho adag yahay, hubna wuu haystaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 26, 2012 Somalina;809552 wrote: Abwaan, wuu indho adag yahay, hubna wuu haystaa. loool....Ka leexo dhinac ha isku raaciyee....I hope that stability comes back to the region so that people can get on with their lives. One thing that looks promising over here is that young leaders are running the show. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 26, 2012 LOL, 3 bilood ka dib inaan arko ma rabo. lolz.... booska uu iga qaatey, ciil aa i haayo camal, waxaa ley dhahay adiga webiga ayaa nagu daadineysaa ee na dhaaf....j/k Waa runtaa, odeyaashii meel ayaa la fadhiisinooyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 26, 2012 Somalina;809557 wrote: LOL, 3 bilood ka dib inaan arko ma rabo. lolz.... booska uu iga qaatey, ciil aa i haayo camal, waxaa ley dhahay adiga webiga ayaa nagu daadineysaa ee na dhaaf....j/k Waa runtaa, odeyaashii meel ayaa la fadhiisinooyaa. loool@Webiga.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 26, 2012 Marar badan ayaa waxaa iga soo fakaday "xabsi hala geliyo, hala toogto". Anagey nagu soo jeesanee haddaan qalad galno ee xil yeysan noo qaban ayaa la isku raacey, waa calaamadeysanahay marka. Ganacsi lee laygu ogtahay hadda. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 26, 2012 Abaayo Somalina, is the new Maamul inclusice and divers? Quote Share this post Link to post Share on other sites