Bluelicious Posted March 25, 2012 Lol at Martini. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 25, 2012 Diyaarada Ruushka oo shiinyeerka leheyd korkeeda! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted March 25, 2012 Maaddeey;809436 wrote: Diyaarada Ruushka oo shiinyeerka leheyd korkeeda! Lol @ Diyaarad shinyeer leh. Al-Shabaab maa sameeyay kuwaas ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 25, 2012 Wixii dhashay lixdameyadii iyo bilowgii ilaa dhexdii toddobaatameyadii dadka isbitaal ku dhasho Martiini u badnaayeen. Wixii dhamaadkii toddobaatameyadii ka dambeeye Isbitaal Banaadir ahayd iyo kuwa yar yar Isbitaal Madiina ku dhashay. Ani dadka ku dhashay Banaadir ku jiray. Dhamaadkii sideetameyadii ilaa sagaashankiina dadka xoogahoo wax heysto ciyaalkooda isbitaalka Soos ugu dhalan jireen. Soos ugu qatarsanaa waxa isbitaal aan arkay waagaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 26, 2012 Wixii dhashay lixdameyadii iyo bilowgii ilaa dhexdii toddobaatameyadii dadka isbitaal ku dhasho Martiini u badnaayeen. Wixii dhamaadkii toddobaatameyadii ka dambeeye Isbitaal Banaadir ahayd iyo kuwa yar yar Isbitaal Madiina ku dhashay. Ani dadka ku dhashay Banaadir ku jiray. Dhamaadkii sideetameyadii ilaa sagaashankiina dadka xoogahoo wax heysto ciyaalkooda isbitaalka Soos ugu dhalan jireen. Soos ugu qatarsanaa waxa isbitaal aan arkay waagaas. 2000kii wixii ka danbeeyay kuwa dhashay diyaarad shinyeer leh mee ku dhasheen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 26, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;809503 wrote: Wixii dhashay lixdameyadii iyo bilowgii ilaa dhexdii toddobaatameyadii dadka isbitaal ku dhasho Martiini u badnaayeen. Wixii dhamaadkii toddobaatameyadii ka dambeeye Isbitaal Banaadir ahayd iyo kuwa yar yar Isbitaal Madiina ku dhashay. Ani dadka ku dhashay Banaadir ku jiray. Dhamaadkii sideetameyadii ilaa sagaashankiina dadka xoogahoo wax heysto ciyaalkooda isbitaalka Soos ugu dhalan jireen. Soos ugu qatarsanaa waxa isbitaal aan arkay waagaas. Waa sax MMA Mukulaalow;809526 wrote: 2000kii wixii ka danbeeyay kuwa dhashay diyaarad shinyeer leh mee ku dhasheen. lol....Teendho miyey ka wadaan...? Teendho maa iska dhahaan:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 26, 2012 Abwaan, Maxaas inaa ku dhalatey ayaan meel ka aqriyey, haye Maxaas General Hospital ayaa lagaa rabaa inaad ka qeyb qaadato dhisidiisa, ila soo xiriir adigoo cheque book gaaga gacanta ku haaya, is xaadiri abti, thnx. Here is where I'm a card carrying Platinum member. Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted March 26, 2012 Libaax-Sankataabte;809431 wrote: Sorry. I was born in Digfeer Hospital. magaca digfeer ilaa iyo hada ma fahmin sida uu ku baxay.. dig iyo feer un baa fasirtay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 26, 2012 Somalina;809537 wrote: Abwaan, Maxaas inaa ku dhalatey ayaan meel ka aqriyey, haye Maxaas General Hospital ayaa lagaa rabaa inaad ka qeyb qaadato dhisidiisa, ila soo xiriir adigoo cheque book gaaga gacanta ku haaya, is xaadiri abti, thnx. Here is where I'm a card carrying Platinum member. loool....Igu hallee...Kuwaan Martini xitaa waan u sheegayey inaysan aniga wax igu lahayn...Walaalahay iyagu deynta ha iska gudeen....anna taydaan gudayaa....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 26, 2012 Saas lagaa rabaa abti, Ugaaska waxaan ku dhahaa abtigey Abwaan u soo duceey markaan la hadlo, xawaalada Amaana waa u sheegaa inaad la soo xiriireyso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 26, 2012 Banadir for Life! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 26, 2012 Madina here too Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 26, 2012 Good to know am a member of kuwa yar yar MMA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 26, 2012 Naxar, I thought you were Geeljire from Awrboogees? says your avatar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 26, 2012 investigation kan aad gashay waa maxay adiga, lol. I've been raised as an Awrboogeesi cowboy thats why Quote Share this post Link to post Share on other sites