Sign in to follow this  
Saalax

Protests in Sool against Puntland interventions

Recommended Posts

Saalax   

Banaanbaxyo Ruxay Boocame Iyo Buurawadal oo Ka Dhan ah Maamulka Firdhiye & Shacabka oo muujiyey Rabitaankooda (Daawo Video}

 

Magaalooyinka Boocame iyo Buurwadal ayaa waxaa ka qarxay dibadbaxyo baaxadwayn oo lagaga soo horjeedo calool ushaqaystaaal laga soo diray magaalada garoowe kuwaas oo si dhuumasho ah kusoo galay deegaanada Maamulka Khaatumo State .

.

Banaanbaxan maanta kadhacay ayaa waxa uu qayb kanoqonayaa banaan baxyo kale oo kadhacay magaalooyin kale oo katirsan deeganada Maamulka Khaatumo state kuwaas oo shacabku ku muujinaayaan dereenkooda.

.

Inkastoo shacabka deeganada Khaatumo State ay muujieyeen dareenkooda ayaa hadana waxaa weli iska dhega maraya maamulada hareeraha ee dhibaatada xoogan ku hayey Deegaanada Khaatumo State.

 

Horufadhi News Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

DSC08633.jpg

 

 

 

 

The is the weirdest place to take a constitution referendum. it seems the Puntland guys smuggled into a shop, bought some Sprite and Jeema from the keeper, got some photos shots, then job done. Referendum in Boocame.. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Mukulaalow;809368 wrote:
DSC08633.jpg

 

 

 

 

The is the weirdest place to take a constitution referendum. it seems the Puntland guys smuggled into a shop, bought some Sprite and Jeema from the keeper, got some photos shots, then job done. Referendum in Boocame..
;)

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this