Saalax Posted March 25, 2012 Banaanbaxyo Ruxay Boocame Iyo Buurawadal oo Ka Dhan ah Maamulka Firdhiye & Shacabka oo muujiyey Rabitaankooda (Daawo Video} Magaalooyinka Boocame iyo Buurwadal ayaa waxaa ka qarxay dibadbaxyo baaxadwayn oo lagaga soo horjeedo calool ushaqaystaaal laga soo diray magaalada garoowe kuwaas oo si dhuumasho ah kusoo galay deegaanada Maamulka Khaatumo State . . Banaanbaxan maanta kadhacay ayaa waxa uu qayb kanoqonayaa banaan baxyo kale oo kadhacay magaalooyin kale oo katirsan deeganada Maamulka Khaatumo state kuwaas oo shacabku ku muujinaayaan dereenkooda. . Inkastoo shacabka deeganada Khaatumo State ay muujieyeen dareenkooda ayaa hadana waxaa weli iska dhega maraya maamulada hareeraha ee dhibaatada xoogan ku hayey Deegaanada Khaatumo State. Horufadhi News Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 25, 2012 Well done the people of sool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 25, 2012 http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=0EI5K54cMx4" frameborder="0" allowfullscreen> http://horufadhi.com/2012/03/25/banaanbaxyo-ruxay-boocame-iyo-buurawadal-oo-ka-dhan-ah-maamulka-firdhiye-shacabka-oo-muujiyey-rabitaankooda-daawo-video/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 25, 2012 So Xaaji, is the handing out of the Puntland constitution still an illusion? Was magic involved? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 25, 2012 The is the weirdest place to take a constitution referendum. it seems the Puntland guys smuggled into a shop, bought some Sprite and Jeema from the keeper, got some photos shots, then job done. Referendum in Boocame.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 26, 2012 Mukulaalow;809368 wrote: The is the weirdest place to take a constitution referendum. it seems the Puntland guys smuggled into a shop, bought some Sprite and Jeema from the keeper, got some photos shots, then job done. Referendum in Boocame.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 26, 2012 check out the millions of pictures at taleex.net http://taleex.net/2012/03/24/boocame-oo-soo-dhaweysay-guddiga-doorashada-puntland-sawiro Quote Share this post Link to post Share on other sites