Sign in to follow this  
General Duke

Abdullahi Yusuf receives a national hero's burial Galkacyu airport named in his honor: PICS

Recommended Posts

Daawo Sawirada:- Markii Meydka Cabdullahi Yuusuf laga soo dejiyay Garoonka Muqidisho

 

 

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka degtey diyaarad sida meydka AHN madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdilaahi Yuusuf Axmed.

 

Madax ka socoto Dowlada Kmg ee Soomaaliya ayaana Goobta ku sugneed waxaana ka mid ahaa Madaxweyne Shariif Sheikh Ahmed, Raisul Wasaare Cabdi Gaas, Gudmooyie ku xigeenka 1-aad ee Golaha Baarlamaanka Cabdiweli Muudey, Wasiirada Dowlada Kmg ee Soomaaliya., Madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Muuse, Qoyska Madaxweynihii hore ee Dowlada Kmg ee Soomaaliya Marxuum Cabdullahi Yuusf, Ergeyga gaar ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Augustina Mahiga, Safiiro ka socday Dowladaha Saaxiibka la ah Soomaaliya, Madax kale iyo Dadweyne fara badan oo ka socday qeybaha Bulshada.

 

Hadaba Jawiga sida uu ahaa iyo Qaabka ay u dhacday Janaasada Marxuum Cabdullahi Yuusuf Axmed, Sawiro Badan hoos ka Daawo.

 

Marxuum Cabdullahu Yuusuf ayaa sanadkii 2007-dii xiligii uu Madaxweynaha ka ahaa Soomaaliya waxa uu Aas Qaran u sameeyay Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan.

Hadaba Hoos ka Daawo Aaskii Qaran ee uu Marxuum Cabdullahi Yuusuf, isagoo Madaxeyna ah u sameeyay Aadan Cadde.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this