Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Demonstration in buuhoodle against the garowe clan enclave+PICS

Recommended Posts

Shacabka Buuhoodle oo Kala didiyey Kooxo Calooshood u shaqaystayaal ah oo Buuhoodle khalkhal ka waday ( Sawiradda)

Shacabka Buuhoodle ee khaatumo aya maanta Shiid iyo Bananbax kala horyimi kooxo ka yimi Garoowe oo doonayey in ay magaaladda Khalkhal galiyaan kuwaas oo la sheegay in ay wateen fikir Garoowe ah waxana shakhsiyaadkaas calooshood u shaqaystayaasha ah doonayeen in ay dastuurka Faroole ugu taageeraan magaaladda kuwaas oo aqal madaw hoosta iska xidhay

Shacabka Weynaha Buuhoodle oo ka war helay shirqoolkaas Calooshood u shaqaystayaashu wataan ayaa shiid iyo dhagax raaxadda kaga baday gurigii ay ku shirayeen isla markaasna ku kala didieyey kooxahan oo ay ka dhacday Kabahaygii Meeye!. waxana shacabku qaar ka mid ah Calooshood u shaqaystayaasha ku khasbeen in ay ka toobad keenaan Hagar daamadda umadda

 

 

banaan-bax61.jpg

 

251.jpg

 

bannn.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

lol. those are fabricated pictures. paying women and IDP kids for photo-op doesn't work. watch the video if you want truth. the darwiish family has approved the constitution. loooooool.

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
b-boy   

While the men were discussing important issues with Puntland officials khatumo was paying school kids & women to demonstrate;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shacabka Reer Buhoodle Oo Mudaharaad Kala Hortagay Masuuliyiin Ka Socotay Maamulka Puntland.

 

Buhoodle (Ramaas) Mar, 25, 2012- Dadweynaha ku nool Magaalada Buhoodle, ayaa maanta mudaharaad ballaadhan kala hortagay masuuliyiin ka socotay maamul goboleedka Puntland ee Waqooyi Bari Soomaaliya oo booqanayay , kuwaasoo lagu khasbay in ay maxaabiis ku ahaadeen hoteelo la dejiyay .

 

Madaxda lagu banaanbaxay ayaa ka soo jeeday Buhoodle, waxaana uu socdaalkoodu la xidhiidhay sidii u soo celin lahaayeen cilaaqaadkii dadka reer Buhoodle oo wiiqmay ,iyada oo ay meesha ka baxday wada shaqayntii jirtay, waxaana ay taasi sabab u noqday Puntland oo ku guuldaraystay in ay barnaamij horurineed ka higalisho dhulkaas oo ay gacanta ku haysay ilaa 1998 –kii markii la aas-aasay Puntland.

 

Mudaharaadka ayaa ahaa mid laga dareemaya Magaalada Buhoolde oo dhan, waxaana horkacayay dhalinyaro iyo haweenay tiradooda lagu qiyaasay in ka badan laba kun oo ruux,kuwaasoo isugu soo biyo shubtay badhtamaha Magaalada markii dambe , waxaana ay ku dhawaaqayaan erayo lidi ah Puntland.

 

Masuuliyiintan la caydhiyay oo isugu jiray wasiiro iyo xildhibaano, ayaa saacado badan ku xirmay hoteelo la dejiyay, waxaana markii dambe u tagay odayaasha Magaalada , oo ku taliyay in ay ka baxaan Magaalada, isla markaana ay ku noqdaan xarunta Puntland ee Garoowe.

 

Waa markii ugu horeysay ee muhadaraad ka dhanka maamul goboleedka Puntland ka dhaco Magaalada Buhoodle, ay arrintan u muuqatao mid soo afjaraysa saamayntii uu ku lahaa jiidaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this