Mooge Posted March 24, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 24, 2012 Buuhoodle Oo Taageertay Ansixinta Dastuurka Puntland Kulan balaadhan oo ka dhacay magaalada Buuhoodle oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan bulshada ayaa waxaa warbixin laga dhagaystay guddiga doorashada dawlada Puntland oo kormeer ku maraya degmooyinka Puntland. Munaasabada ugu horayba Waxa hadal Dheer ka soo Jeediyey Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland Maxamuud Soofe Xasan oo faah faahin Dheere ka Bixiyey Qaabkii Bulshada ku dhaqan Gobolada Sool iyo Cayn uga Qayb Gali lahaayeen Doorashooyinka puntland, iyadoona la siiyey Ergooyin gaadhaya 81 Qod oo ka kala socda Goboladaasi. Dhamaan odayaasha halkaa ka hadlay ee reer Buuhoodle ayaa taageeray dastuurka sheegayna in ay qaateen diyaarna u yihiin ku dhaqan kiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 24, 2012 Boocame Oo Soo Dhaweysay Guddiga Doorashada Puntland (Sawiro) Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Boocame ee gobolka Sool xubno ka mid ah guddiga doorashada dawlada Puntland kuwaas kormeer ku maraya degmooyinka Puntland iyagoo ka wacyigelinya dastuurka cusub ee Puntland. Qaybaha kala duwan ee bulshada ee ku dhaqan magaalada Boocame ayaa ka qayb galay kulan weyn oo ka dhacay magalada Boocame kaas oo loogu sharaxayo bulshada dastuusrka cusub ee dawlada Puntland oo lagu wado in dhawaan la ansixiyo. Guddiga doorashada Puntland ayaa safaro ugu kala baxay dhamaan degmooyinka Puntland iyagoo bilaabay wacyi gelin dhinaca dastuurka ah oo dadka loo sharaxayo dastuurka cusub ee Puntland oo dhawaan la ansixin doono. Waxgaradka iyo waayeelka ku dhaqan magaalada Boocame ayaa si weyn u taageeray dastuurka isla markaana sheegay in ay diyaar u yihiin ansixinta dast5uurka kana qayb qaadanayaan. taleex.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 24, 2012 I wonder how the divisionist Xaaji Xunjuf and his sidekick the spammer 'Liibaan' are feeling Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 24, 2012 Somalia;809047 wrote: I wonder how the divisionist Xaaji Xunjuf and his sidekick the spammer 'Liibaan' are feeling since there're not here flooding the thread with their usual nonsense, i say they are speechless. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 24, 2012 kingofkings;809051 wrote: since there're not here flooding the thread with their usual nonsense, i say they are speechless. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted March 24, 2012 Those former puntland employees who came there to justify their paycheck left that room without their shoes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted March 24, 2012 kingofkings;809051 wrote: since there're not here flooding the thread with their usual nonsense, i say they are speechless. real show.Where are the puntland soldiers...hehe in lascanod,buhodle!!!!!!!...jajajajajajajajajaj:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted March 24, 2012 been fakatay runi ma gaadho....puntland all hot air no substance....unite Galkayo...illusion after illusion:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 24, 2012 burahadeer;809090 wrote: real show.Where are the puntland soldiers...hehe in lascanod,buhodle!!!!!!!...jajajajajajajajajaj:D Actually there's 630 Puntland troops in Buhoodle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 24, 2012 How can 29 people who are considered "Caadoqaatayaal" draft a constitution which is supposed to be respected by all? reer khatumo have spoken and clearly khatumo state can not be hijecked by few caadoqaatayaal.to them,the so called constitution is as worth as tailot paper if not less worth. Did anyone notice that the place is actually a dukaan.kkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 24, 2012 Haa aad iyo aad, this is an illusion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 24, 2012 Mooge;809029 wrote: are they sitting in dukaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites