Baarqab Qooqay Posted March 23, 2012 Somalia waa iib adna mar horaa lagu iibsaday!! Dhulkii Somalia la odha jiray manta cadow ayaa gacanta ku haya, ugu danbeystana amxaaro, kenyaati iyo dad aan la aqoon ayaa qabsandoona hadey sidaa ku sii socota. Heestan oo mudo laga joogo ilaa 41 sano waxaa loo qaaday afrikadii gumaysiga xiligaa ku jirtay Laakin maanta waxaad moodaa heestu inay taabanayso Somalia, dhagaysi wacan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 23, 2012 Qofku suaal xuma Ma cid ba dalkisa ibisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 23, 2012 Thread title: Somalia for sell and you are sold But the Poll says: Wa ayo cadowga Somalia? So which one is it ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 23, 2012 he is just bored dee ,,,, waana nin qooqay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 23, 2012 Kacsi baa dillay huh,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 23, 2012 Jacaylbaro;808576 wrote: he is just bored dee ,,,, waana nin qooqay he can purchase the March issue of Godane's Secret. Quote Share this post Link to post Share on other sites