Liibaan Posted March 23, 2012 Dr. Ali Esse Abdi, Former IMF Regional Director and International Banking & Finance Veteran with over 30 year experience in IMF "Dowladaha Bariga Africa Sida Djibouti, Kenya, Itoobiya Iyo Uganda SiWeyn Bay KhaatumoState Usoo Dhoweysay" Halyey Dr.Cali Isse " Wax La Aqbali karo Ama Loo Adkeysan Karo Maaha in 80 Caruura oo 7- 14 Jir Ah Loo Dhaadhiciyo Xabsiga Mandgeera Lasanod Online. Thursday, March 22, 2012 Nairobi,(Lasanod Online)- Gudoomiyaha hay'adda HESPI, ahna xubin kamid ah gudida fulinta G10 ee maamulka Khaatumo, Dr.Cali Ciise Cabdi.. ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia. Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan. Halkan Ka Dhageyso: http://lasanod.com/details.php?num=7157 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 23, 2012 Xurmadle Dr Cali Ciise Cabdi Gudoomiyaha Golaha Sare ee Guurtida Khaatumo Ayaa Waraysi Dheer Kaga War Bixiyey Wax Yaabihii u Qabsoomay Dowlada Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Dr cali ciise cabdi ayaa ku nuuxnuux saday waraysi dheer uu siiyey radio Khaatumo, Dr ku aad u sharaxay ila hada wadama ay la kulmeen iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen iyo waliba ujeeda hada kenya u joogaan Dr ka ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia. Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan. Quote Share this post Link to post Share on other sites