K.O.W Posted March 22, 2012 Today, the people of Ceel-Afweyne town of Sanaag burn Somaliland's so-called flag and rose Somalia's flag in the town. Mudaharaad balaadhan oo khasaare naf iyo maalba geystay oo ka dhacay Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag,inta la ogyahay 1qof oo dhimasha ah iyo dhowr qof oo dhaawac ah iyo waliba khasaare kale Oo hantuyeed leh taasoo ay ka danbaysay xadhigii Boqor Buurmadow iyo labadii Agaasime guud ee dibu-dajinta iyo Arrimaha dibeda ee midina ku jiro jeelka Hargeysa ka kalena ay xukuumaddu xayiraada ka saartay inuu dalka ka baxo. Sida ay ku soo waramayaan dad goobjoogayaal ahi waxa saaka ka dhacay mudaharaad aad u balaadhan oo lagaga soo horjeeday xadhiga maamulka Siilaanyo kula kacday madax dhaqameedkooda iyo Agaasimayaashaasi u dhashay deegaankooda waxaanay maamulka Siilaanyo ugu baaqeen inay deg Deg u sii dayso ragaas sida ugu dhakhsaha badana in xorriyadooda loo soo celiyo. Sida ay noo xaqiijiyeen dad ku sugan magaaladaasi Ceel-Afweyn waxaa wadooyinka magaaladaisugu soo baxay dadweyne aad u cadhaysan Oo gubaya Sawirka Siilaanyo iyo Calanka cagaarka iyo Casaanka ah ee Maamulkiisa,waxayna ku dhawaaqayeen ereyo ay kaga soo horjeedaan maamulka Siilaanyo waxayna dadkaasi si lama filaan ah mar keliya ula soo wada baxeen calnkii buluuga ahaa Ee Somaliya Oo mudo 21sano ahaan lagu arag magaaladaasi. Isku soo wada duuboo dadweynahan mudahraadayay ayaa isugu soo rugmaday badhtamaha magaaladaasi halkaas Oo ay kula hadleen Cuqaal,Odayaal iyo Qabanqaabiyayaashii Banaanbaxan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 22, 2012 nonsense where is the source pictures atleast something Quote Share this post Link to post Share on other sites
K.O.W Posted March 22, 2012 Xaaji Xunjuf;808250 wrote: nonsense where is the source pictures atleast something Silaanyo arrested in China -- you said "nonsense" Siilaanyo hold up in the gates in London's conference -- you said "nonsense" SNM militia defeated in the battles of Cayn -- you said "nonsense" SNM soldiers defect to Khaatumo Republic -- you said "nonsense" Reer Hergeisa Commander defect to Khaatumo Republic -- you said "nonsense" Nabaddiid terrorists in Gaashaamo -- you said "nonsense" Journalists arrested and beaten in Hergeisa -- you said "nonsense" Civilians in Laascaanood, arrested and killed for being Anti-Somaliland -- you said "nonsense" For you, everything is nonsense, if it goes against your way, even if it's the truth. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 22, 2012 i asked pictures and the source not that hard to provide the source? Quote Share this post Link to post Share on other sites
K.O.W Posted March 23, 2012 Xunjuf, support your Reer Ceel-Afweyn. They choose Somalia over Secessionism. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiimaaya Posted March 23, 2012 K.O.W;808253 wrote: Silaanyo arrested in China -- you said "nonsense" Siilaanyo hold up in the gates in London's conference -- you said "nonsense" SNM militia defeated in the battles of Cayn -- you said "nonsense" SNM soldiers defect to Khaatumo Republic -- you said "nonsense" Reer Hergeisa Commander defect to Khaatumo Republic -- you said "nonsense" Nabaddiid terrorists in Gaashaamo -- you said "nonsense" Journalists arrested and beaten in Hergeisa -- you said "nonsense" Civilians in Laascaanood, arrested and killed for being Anti-Somaliland -- you said "nonsense" For you, everything is nonsense, if it goes against your way, even if it's the truth. So true:D Xaaji is hardcore tribalist. his qabil could do no wrong. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 23, 2012 Somaliland Cabinet also say the support Somalia's unity .... The parliament voted against Somaliland and say they are going muqdisho tomorrow on Jubba Airlines. Ohhh ,,, I forgot the chickens Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qaranki Posted March 23, 2012 A new shipment of nails has arrived Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 23, 2012 It's widely known that Ceelafweyn folks are diehard Unionist. They have even given refuge to Cade Muuse and his militia and succesfully mediated peace between Abdullahi Yuusuf and Cadde Muuse. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 23, 2012 Jacaylbaro;808540 wrote: Somaliland Cabinet also say the support Somalia's unity .... The parliament voted against Somaliland and say they are going muqdisho tomorrow on Jubba Airlines. Ohhh ,,, I forgot the chickens Jubba Airlines afkaada ka leexi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted March 23, 2012 Carafaat;808574 wrote: It's widely known that Ceelafweyn folks are diehard Unionist. They have even given refuge to Cade Muuse and his militia and succesfully mediated peace between Abdullahi Yuusuf and Cadde Muuse. ragga tolkooda haka reebin. Iyagaaba SL u taliya... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted March 23, 2012 the issue was to do burmadow..they wanted him released. :cool: as soon as a village has a little demo it doesnt mean they are unionists you dreamers. hahaha Quote Share this post Link to post Share on other sites