Sign in to follow this  
kingofkings

Madaxweynaha oo Garowe ku casumey isimada Puntland

Recommended Posts

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdrixman Maxamed Maxamuud Farole ayaa caawa 22,March 2012 casho sharaf ku martiqaadey xarunta madaxtoyada Garowe isimada iyo odayaasha dhaqanka Puntland.

 

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ,gudoomiyaha barlamanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi ,gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland Maxamed Xasan Barre iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda ayaa dhinaca qayb ka ahaa cashadan.

 

Ujeedka ayaa saraakiil ka tirsan madaxtoyada Garowe Online u sheegey in xog weydaarsi , kala war qaadasho iyo xaaladaha guud in ay tahay martiqaadkan madaxweynuhu u fidiyey isimadda Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this