Showqi Posted March 22, 2012 Somalina, si fiican ayaad u gashay Odeyga Taxiilaha ah,,,,,, I stopped using the Qabiil Identification Card around 1997. Now I normally tell people magaceyga oo saddexan, in aan Somali ahay iyo magaalada aan ku dhashay:D intaa wixii ka badan waa faduul. Before 1997 I was young and naive, and I use to tell everyone who asked me my qabiil iyo waliba cidda aan ka sii ahay. Laakiin markii aan ogaaday in dadka qaarkood Qabiilka u isticmalaan si fool xun ayaan nacay qolo qolada iyo Qabiil isku haybsiga. It feels great to be Qabiil free for 15 years... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 22, 2012 Mashallah, civilization taking hold. Great job, continue inshallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 22, 2012 I'm glad the community college you attend is finally upgrading their curricula. Aqoon la'aan waa iftiin la'aan, stay in school Cusmaano. Quote Share this post Link to post Share on other sites