Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 21, 2012 Jaahil iyo badow ayaa ku farxo waxaan. Soomaali da'yar isleeneyso loo kala been sheegay. Mar qabiil lagu dagaal gilin jiray, maanta diinteena lagu dagaal gilinaayaa iyagoo wali waxba diinteena suuban ka ogeyn. Rabi ha hanuuniyo dhalinyaradaas kuwooda nool wali, kuwaas ku geeriyoodayna Rabi ha u dambi dhaafo. Cawaanta soo sawirtayna soo bandhigtayna iyaga waxaan dhaho ma garanaayi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 21, 2012 Meel walba halagu soo dhejiyo ayagoo la jarjarey. Doofaar dadkiisa qarxinaaya oo caruur aan waxba galabsan bambo dhex dhigaayo maalin walba, lugaha iyo gacmaha ka gooynaayo dadka kuwa excuse ka u sameynaayo ayaa ka daran oo u baahan in ayaga la toogto. Qaangaar dad muslim ah u taagan inuu ugaarsado waxaa u dabeeyaa in sidii baqti dhintey jidadka lagu jiido. Masaakiinta la qarxinaayey yaa u ooyey? cidna, yaa u aarey cidna. AUN masaakiintaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted March 21, 2012 AUN. I'm no fan of Shabaab but we should not treat the dead, Muslim or not, in such a fashion. Give them a proper burial and move on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 21, 2012 War BN, ma nooleed. Hope everything dhankaaga inay bash bash ka tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 21, 2012 Alla Ha Unaxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted March 21, 2012 Haa, Alhamdulillah. Much needed sabbatical from the effects of SOL. It's interesting to observe how the old timers have matured, while an entirely new crop of single-minded, stubborn, and passionate youth have surfaced. It's quite the circle of life. :-) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted March 22, 2012 BN;807852 wrote: AUN. I'm no fan of Shabaab but we should not treat the dead, Muslim or not, in such a fashion. Give them a proper burial and move on. Well said. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 22, 2012 http://youtu.be/XWQnas4-2to" frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 22, 2012 ^^Salaadda subax ka hor ayay magaalada soo galeen, illaa barqadii ayay ku sugnaayeen magaalada, Ciidamo Suufiyada ah oo Guriceel ka soo gurmaday ayay meel dhexe u galeen, oo laayeen!, kadib iskood ayay uga baxeen magaalada, waxaan mayd eh inye ka imaadeen?. Ps. Dhowr & Toban suufiyo ah ayay horay u qaateen oo qaarkood soo daayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted March 22, 2012 Somalina;807783 wrote: Baqti wadan maleh. Sida dharka la qalejinaayo banaanka halagu war waro, saasa ka fiican sidaan. baqti wadan wa leeyahay, hadaan godob lo hadleenin. Baqtiga burundibo waxa lo celiyaa burundi. Ereyga ''baqti'' maqurux badno koleey. Quote Share this post Link to post Share on other sites