Sign in to follow this  
Carafaat

Xaabsade oo sheegay Somaliyi inaaney kala tegayn dalbadeyna taariikhda darawiishtii in lagu daro.

Recommended Posts

Carafaat   

Written by Qaran news

Mar 20, 2012 at 05:54 AM

Xaabsade oo sheegay Somaliyi inaaney kala tegayn dalbadeyna taariikhda darawiishtii in lagu daro manhajka iskuulada SL.

Hargysa,(Qaran news)-Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade haddana laga dhigay wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guriyeynta Somaliland oo ka soo jeeda gobolka Sool ayaa markii uu xilka wasaarada warfaafinta wareejinaayey daaha ka feyday in berigii dhaweyd ee Somalidu London isagu tagtey laysla ogolaadey in laysu soo noqdo wuxuuna yidhi "Waar horta Somaliyi wey isutagtey oo wada hadashey oo waa laysku imanayaaye yaaney waxba idin dhibin. Waa laysu imanayaa,waa la wada hadlayaa, miisbaa la wada fadhiisanayaa taasi way dhmaataye ogaada!.

 

 

Wasiir xaabsade wuxuu tibaaxey in berigii dhaweyd ee uu Ingiriiska tegay dacwadahii ama cabashooyinkii ugu badanaa ee loo soo qadimay ama la soo dersay ay ugu mudnayd in shaqaalaha TVga Somaliland ka hadlaa aqoon warbaahineed lahayn,sidoo kale wuxuu xaabsade tibaaxey in loo sheegay inaaney arimaha dhaqanka ku wanaagsaneyn.

 

Wasiir Xaabsade wuxuu sheegay in 50 Dumar ah oo reer Somaliland ah oo degan UK casuumad gaar ah u s ameeyeen keligii kalana hadleen arimo ku saabsan TVga qaranka iyo barnaamijyadiisa oo aad loo saluugey,wuxuu sheegay wasiir xaabsade inay dumarka reer UK shaqaalaha TVga Somaliland ku tilmaameen qaar aqoontoodu liidato ama fiicnayn,wuxuu kaloo sheegay inay dumarkaasi u soo qadimeen cabashooyin faro badan oo ku taxaluuqa barnaamijyada ka baxa telefishinka Somaliland ee xukumada Siilaanyo maamusho oo aad loo saluugey wuxuuna intaas Xaabsade ku daray inay dumarku ka codsadeen in barnaamijyada TVga lagu daro kuwo dhaqanka Somalida ka hadlaaya iyo heeso caruureedka dhaqanka.

 

Dhinaca kale wasiir Xaabsade wuxuu sheegay in manhajka buugaagta iskuulada Somaliland lagu dhigto lagu daray taariikhdii SNM balse aanu bulshadu wada SNM ahayn taas daradeed aaney dadka wada qancinayn si taas looga gudbona wuxuu soo jeediyey Xaabsade in manhajka isguulada Somaliland lagu daro taariikhdii Darawiishta Sayidka si taariikhda dalka dadka degani u wada yeeshaan. sidoo kale wuxuu xaabsade dalbadey in iyana manhajka iskuulada somaliland lagu daro taariikhda dadkii diinta islaamka somaliland soo gaadhsiiyey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaabsade is having the last laugh. He is laughing in the face of both those propagating secession and those opposing joining Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Did i not post this before or did you want the qarannews version

 

Xaabsade said Somali way isu iman yes dee way isu iman wuxu ka hadlaya wada hadalka miisku sheegeyaa wala iskugu iman doona.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Lol they are just bored Burahdeer Somaliland is their hope some people think Somaliland union with Somalia will make them more healthier this how ever doesn't work the people of Somaliland decided that their independence and existence is not even negotiable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaabsade is a smart politician. he managed to stay relevent and a political actor over two decade. And now he positioned himself well for the comming decade. Politicians are not valued based on their popularity but if they can sense and make use of the tide.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^There will come a time when the tide will be to strong and he will forced to be "Nin Daad Qaaday Xumbo Cuskay" like those warlords in Xamar in 2006.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Sayid*Somal;807601 wrote:
^^Fine - then be on your way and good luck - just make sure you leave Burco behind
:D

That's plan B. :D (if all fails, all the regions of SL should declare themselves as seperate admins and take the rest of Somali by storm, by force of sheer numbers). Burco alone could declare two mamuls. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this