Dr_Osman Posted March 21, 2012 Musharax Gablax oo Shaaciyay in uu u Sharaxanyahay Madaxtinimada PL [sawiro+Cod] Updated:- 3 days ago| 29 Commnets Cabdiraxman Sh Maxamed Xasan (Gablax),oo ah Musharaxa u taagan jagada madaxtinimada Puntland ayaa maanta waxaa xaflad balaaran oo soodhaweyn ah loogu sameeyey Hotelka Golden Plaza ee magaalada Gaalkacyo. Xafladaan oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada kudhaqan gobolka Mudug , ayuu musharaxu ku faahfaahiyey arimo badan oo ay ka mid ahaayeen waxbarashadiisa iyo shaqadiisa. Wuxuu kale oouu musharaxu soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed ee ku aadan horumarinta bulshada, dhaqaalaha iyo dhaqanka. Wuxuu kaleeto oo uu ku dheeraaday nabad kusoo dabaalida gobolada Puntland oo dhan taas oo aasaas looga dhigayo sinaan iyo caddaalad. Dhagayso Khudbadii musharaxa oo dhamaystiran http://horseedmedia.net/2012/03/18/prof-gablax-oo-shaaciyay-in-uu-u-sharaxanyahay-madaxtinimada-pl-sawirocod/ Waxaa ka muuqday wajiyadda kasoo qaybgalayaasha xafladda farxad ay ku dheehan tahay wadaniyad iyo yididiilo ay u qabaan aragtida madaxweynahooda mustaqbalka dhow. waxayna taas ku muujiyeen khudbado ay ka soo jeediyeen hoolka shirka. Musharaxa oo ah nin dhalin yaro ah kana mid ah aqoonyahanada soomaaliyeed kuwa ugu cadcad ayay dadweynaha iyo masuuliyiintii kasoo qayb galay xaflada u arkeen inuu musharaxu yahay nin dhexdhexaad ah oo gobolka Mudug ka samatabixin kara marxaladda adag oo maanta ku jiro isla markaana aan lug ku lahayn ururada ka jira soomaliya. Musharaxu wuxuu sidoo kale soo bandhigay waxa dowladiisu qaban doonto boqolka maalmood ee ugu horeysa xukuumadiisa, taasoo ah wax aan looga baran musharixiinta in ay dadweynaha soo hor dhigaan wax qabad cad inta aysan hanan jagada madaxnimadda ummadda. Dhamaan Masuuliyiinta kasoo qayb galay xafladaan islamarkaasna bixiyay taageeradooda buuxda waxaa kamid ahaa masuuliyiin ka kala socotay ururada bulshada gobolka Mudug iyo gudoomiyayaal beelo soomaaliyeed oo ku hadlayey magaca degaanada ay ka soo jeedaan, kuwaas oo aay kamid ahaayeen nabadoon Gaani Siciid ,Eng Cumar dheere , nabadoon Yaasin Cabdi Samad iyo Col Cabdinuur Buulale. Munaasabadaas waxay kusoo gabagaboowday Guul dadweynihii meesha isuguyimidna waxay Eebe uga baryeen in uu ku guuleeyo Madaxtinimada Puntland , iyaga oo ku qancay aqoontiisa iyo kartidiisa, kuna raali noqday hadafka Nabad raadinta ee uu wado musharax Cabdulraxmaan Sh Maxamed (Gablax). Axmed Maxamed Cali [Caano-Geel] Horseed Media Gaalkacyo-Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 21, 2012 Who is Gablax? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 21, 2012 Good luck Gablax on your candidacy but before you begin your election drum-rolling, the election date has yet to be confirmed. Their is dispute about it and the parliament recently just said the presidential election is penciled in for January 2014 and not next year. The president himself has said this also. So its wise to confirm with the government, parliament and electoral commitee when the elections are penciled in for before you waste money, resources and time on the campaign trail through-out the 8 states of Puntland. Other then may the best man win the race!!! Ill be looking forward to hearing your platform, program, and vision for the state as I will be intently observing other candidates election programs!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 21, 2012 Who is Gablax and what is his program or what does he bring to the the table. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 21, 2012 Carafatow, dont you see his porfolio The man is ready to bring the policies and programs to the table and his vision for the state. I assume investment, security, and health and education must be a key priority on his agenda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 21, 2012 Indeed he is carrying his portofolio. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 21, 2012 A great man. Puntland would be fortunate of this man became President. He has a tough race. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 1, 2012 Could become a force to reckon with. Check out the applauses from 7:00 mark Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 1, 2012 is he from sool region? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 1, 2012 mooge war meeshan qabil kama jiro wa dawlad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 1, 2012 ditore gobolku qabiil maleh. lool. someone say he is from sool. waa anigii. dowlad baa noo dhalatay. lool. anything but looser samatar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 1, 2012 Mooge Your galmudug Or your somaliland Both are outbeat by even puntland local governments let alone our big state institutions One of our ministries Even our city councils are like this Quote Share this post Link to post Share on other sites