Sign in to follow this  
Dr_Osman

Gablax Announces His Ticket For The Prized Puntland Presidential Election. PICS Audio

Recommended Posts

Dr_Osman   

Musharax Gablax oo Shaaciyay in uu u Sharaxanyahay Madaxtinimada PL [sawiro+Cod]

 

Updated:- 3 days ago| 29 Commnets

 

Cabdiraxman Sh Maxamed Xasan (Gablax),oo ah Musharaxa u taagan jagada madaxtinimada Puntland ayaa maanta waxaa xaflad balaaran oo soodhaweyn ah loogu sameeyey Hotelka Golden Plaza ee magaalada Gaalkacyo.

 

Xafladaan oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada kudhaqan gobolka Mudug , ayuu musharaxu ku faahfaahiyey arimo badan oo ay ka mid ahaayeen waxbarashadiisa iyo shaqadiisa. Wuxuu kale oouu musharaxu soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed ee ku aadan horumarinta bulshada, dhaqaalaha iyo dhaqanka. Wuxuu kaleeto oo uu ku dheeraaday nabad kusoo dabaalida gobolada Puntland oo dhan taas oo aasaas looga dhigayo sinaan iyo caddaalad.

 

Dhagayso Khudbadii musharaxa oo dhamaystiran

http://horseedmedia.net/2012/03/18/prof-gablax-oo-shaaciyay-in-uu-u-sharaxanyahay-madaxtinimada-pl-sawirocod/

 

Waxaa ka muuqday wajiyadda kasoo qaybgalayaasha xafladda farxad ay ku dheehan tahay wadaniyad iyo yididiilo ay u qabaan aragtida madaxweynahooda mustaqbalka dhow. waxayna taas ku muujiyeen khudbado ay ka soo jeediyeen hoolka shirka.

 

Musharaxa oo ah nin dhalin yaro ah kana mid ah aqoonyahanada soomaaliyeed kuwa ugu cadcad ayay dadweynaha iyo masuuliyiintii kasoo qayb galay xaflada u arkeen inuu musharaxu yahay nin dhexdhexaad ah oo gobolka Mudug ka samatabixin kara marxaladda adag oo maanta ku jiro isla markaana aan lug ku lahayn ururada ka jira soomaliya.

 

Musharaxu wuxuu sidoo kale soo bandhigay waxa dowladiisu qaban doonto boqolka maalmood ee ugu horeysa xukuumadiisa, taasoo ah wax aan looga baran musharixiinta in ay dadweynaha soo hor dhigaan wax qabad cad inta aysan hanan jagada madaxnimadda ummadda.

 

Dhamaan Masuuliyiinta kasoo qayb galay xafladaan islamarkaasna bixiyay taageeradooda buuxda waxaa kamid ahaa masuuliyiin ka kala socotay ururada bulshada gobolka Mudug iyo gudoomiyayaal beelo soomaaliyeed oo ku hadlayey magaca degaanada ay ka soo jeedaan, kuwaas oo aay kamid ahaayeen nabadoon Gaani Siciid ,Eng Cumar dheere , nabadoon Yaasin Cabdi Samad iyo Col Cabdinuur Buulale.

 

Munaasabadaas waxay kusoo gabagaboowday Guul dadweynihii meesha isuguyimidna waxay Eebe uga baryeen in uu ku guuleeyo Madaxtinimada Puntland , iyaga oo ku qancay aqoontiisa iyo kartidiisa, kuna raali noqday hadafka Nabad raadinta ee uu wado musharax Cabdulraxmaan Sh Maxamed (Gablax).

 

Axmed Maxamed Cali [Caano-Geel]

Horseed Media

Gaalkacyo-Puntland

 

100_2212.jpg

100_2201.jpg

100_2195.jpg

100_2235.jpg

100_2241.jpg

100_2269.jpg

100_2282.jpg

100_2287.jpg

100_2290.jpg

100_2292.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Good luck Gablax on your candidacy but before you begin your election drum-rolling, the election date has yet to be confirmed. Their is dispute about it and the parliament recently just said the presidential election is penciled in for January 2014 and not next year. The president himself has said this also. So its wise to confirm with the government, parliament and electoral commitee when the elections are penciled in for before you waste money, resources and time on the campaign trail through-out the 8 states of Puntland.

 

Other then may the best man win the race!!! Ill be looking forward to hearing your platform, program, and vision for the state as I will be intently observing other candidates election programs!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Carafatow, dont you see his porfolio

100_2290.jpg

 

The man is ready to bring the policies and programs to the table and his vision for the state. I assume investment, security, and health and education must be a key priority on his agenda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

ditore gobolku qabiil maleh. lool. someone say he is from sool. waa anigii. dowlad baa noo dhalatay. lool.

 

anything but looser samatar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Mooge Your galmudug

scaled.php?server=864&filename=70466855.

 

Or your somaliland

AGW-2.jpg

 

Both are outbeat by even puntland local governments let alone our big state institutions

One of our ministries

DSC00504.jpg

 

Even our city councils are like this

nugaal1-300x228.jpg

Siminaar-Dowladda-hoose-3-640x360.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this