Somalina Posted March 27, 2012 Qosol ayaa ka bixi la'dahay'e. Talyaaniga waxay dhahaan Il riso abbonda in bocca degli sciocchi.. Qodobka meeshaan la soo geliyey wuxuu ka hadlaayey Madexweynaha Jamhuuriyada oo 2 o'clock roondooyiin ku sameeynaayaa caasimada Soomaaliya. Adiga irid walba waa lagaa soo xirey marka irid in laguu furo ayaad baroordiiq u sameysatey, game ka aad ciyaareyseyna aniga waan fahmey durbadiiba, laakiin groupkii aad u barooratey ayaa yimid, it was like taking a candy from a baby camal sheekadaada yaah. Kudos! Koley waxba maadin keenin weli, ororod iyo isqarxis lee wadaa weli. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 27, 2012 ^^ Markey kugu goobtaan sowtaan kaa celin jiray?, ma saasaa axsaankaaga!. Abwaan waxba ugama duwana iyaga waakaas masawir contest bilaabay!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted March 27, 2012 Abwaan, Good pics. Keep them coming.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 27, 2012 Maaddeey, waa ogtahay inaan isku filanahay, c'mon now. Adigoo maxbuus buugiisa page ka qaadanaayo ayaan ku arkey nooh! ileen threadka aad soo dhejisey oo maxbuus noogu faanineysey, buugiisa aqrineysey yaah! lol.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 27, 2012 Lol, which thread, book and maxbuus are you talking about?, have no clue! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 27, 2012 lolz. Blonde moment miyaa wadaa? XDA aka maxbuus. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 27, 2012 Oh, that.. Buug kama akhrin, ani lee isku dubariday from memory, except the part from wiki. Khatar ma ihiyoo? Ps. maxaa ku keentay Sheekha sheekadiisa, mase saan Abwaan ugu bursaday thread-kaas aa ka naxday? La tali miskiinka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 27, 2012 Waxaan ku keeney, xaga farsamada ayaad isaga mid tihiin, waxaan ula jeedaa, taageerada markii uu ka waayet shacabka ayuu wuxuu bilaabey farsamo cusub i.e. markuu 3dexda beel la hadlaayey, "reer hebeloow noo soo noqda oo ka hara hebel, reer hebeloow bla blah...". Adiga taadana waxay ahayd "reer hebeloow reer hebeloow iska celiya", sidaas awgeed ayaan kuu iri you took a page out of his book. Spero che hai capito tutto! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 27, 2012 Abwaan wuu isku filanyahay, talona iigama baahna. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 27, 2012 ^^ Waa ku fahmay, aniga keligi duul aan ahay, taageero ma rabo. Bomb-shell aan soo wadaa, jawiga ha qaboobo ee sug lee adi! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 27, 2012 Maaddeey;810296 wrote: ^^ Waa ku fahmay, aniga keligi duul aan ahay, taageero ma rabo. Bomb-shell aan soo wadaa, jawiga ha qaboobo ee sug lee adi! Weli ma hadlaysaa? Markii aad wax qarxisiin iyo markii Itoobiyaan soo galaba waa lagu waayaa...see camal? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 27, 2012 Maaddeey;810260 wrote: Ceebeey tacaal, Abwaan ma saaneey kaa mareysaa!, you remind me duke of 09!. lol...Waxay dadka ku indhosarcaadin jireen baa soo xasuusinayaa. Shariifka masawirradiisa that is why meesha u yimaadeen. Since masawir contest lagu jiri jirey I know inay ka xanaaqayaan. You see already waa la soo qufay ..sheekada fahan ex ciyaal koollo, current wadaad-yare-is-mood:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 27, 2012 ^^ @ ciyaal koollo. Cabdi bile labo maaha, thread-yo badanaan horay kaaga cararsiiyey oo kii Sheekha ugu dambeeyay, kanna ceego aan kugu haayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 27, 2012 Maaddeey;810321 wrote: ^^ @ ciyaal koollo. Cabdi bile labo maaha, thread-yo badanaan horay kaaga cararsiiyey oo kii Sheekha ugu dambeeyay, kanna ceego aan kugu haayaa. Loool....Sheekha....Aw Lullumo miyaa? Intaas ka badan in laga hadlo ma astaahilo, isgaaba tiisii haysataa....Kismaayo duurkeeda ayaa lagu sii arkayey illeen Guriceel ma tegi karee...Waa nin Soomaali ah oo weli jaanis buu leeyahay I hope inuu ka kaaftoomo fawdada oo Ilaah soo hanuuniyo. Carruur la qarxiyo derejo laguma gaaro diintuna ma oggola. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 27, 2012 ^^Adi ma shiixeysid haye?. Jawaasiis uu yiri ardaydii baad xagga ku tiri, video beentaada habaa'an ka dhigay aan soo dhejiyey, yaaba ku arkaybo ka bacdi!. Allow sarriigta ha naga qaadin! Quote Share this post Link to post Share on other sites