Abwaan Posted March 26, 2012 oba hiloowlow;810165 wrote: waa sidaas duqa waxaa yaab ah ma taqanaa waxaa halahaas oo qof ka careysiiyay in laysku habar wacdaad moodaa Habarwacad yay wax uga qaadayaan....Qof dhaqankaaga iyo taariikhdaba kula yaqaan miyaa been kaa akhrisanaya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted March 26, 2012 ^Haye xamaraa laga xun yahay dheh, sidii adiga xamar dadka aad ka leedahay. Adeer halkii laga soo hayaamay iyo Ceelbuur Amxaaro baa ku dikaynaysee caawa kaalay mudaharaada, oo haweenki iyo ciyaalkii soo kiciya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted March 26, 2012 Abwaan;810170 wrote: Habarwacad yay wax uga qaadayaan....Qof dhaqankaaga iyo taariikhdaba kula yaqaan miyaa been kaa akhrisanaya? Hadaan adiga ahay Taariikh kama hadleen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 26, 2012 Samafal;810175 wrote: ^Haye xamaraa laga xun yahay dheh, sidii adiga xamar dadka aad ka leedahay. Adeer halkii laga soo hayaamay iyo Ceelbuur Amxaaro baa ku dikaynaysee caawa kaalay mudaharaada, oo haweenki iyo ciyaalkii soo kiciya Orod asaaydaada meelaha la wareeg talo kale ma hayside.....Ceelbuur maxaa adiga kaa khuseeya? Worry about Balli-Busle. Amxaaradu intee u jirtaa? soo transit kuma soo maraan? Haddii aad Amxaaro la dagaaleysid maad jidka u gashid. Xamarna haddaad sharaf u haysid Balli-Busle ma barbardhigteen yaad u sheegeysaa maalayacniga. Muqdisho waa magaalo madaxdii Soomaaliya, cid kaa leh iyo cid gaar u leh ma jirto laakiin haddaad ku aflagaaddootid runtaa laguu sheegaa intaas lee adiga ku dhibta karbaashna kuu ah. Samafal;810177 wrote: Hadaan adiga ahay Taariikh kama hadleen Ma adigoo Balli-Busle ka yimid baa Taariikh ku faanaya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted March 26, 2012 Ceelbuur maxaa iga galiwaayay? Balibusle maxaa u keenay Amhaaro wadan ismoodow. Hada ma waxaa leedahay lacag aruuris majiro, islaamo mudaharaaday maleh, arintu waa iska shumi amxaarada? Wale meesha waxbaa ka dhacay. Anyway hurda wacan hana la is cafiyo wadaniyoow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 26, 2012 Abwaan;810179 wrote: Orod asaaydaada meelaha la wareeg talo kale ma hayside.....Ceelbuur maxaa adiga kaa khuseeya? Worry about Balli-Busle. Amxaaradu intee u jirtaa? soo transit kuma soo maraan? Haddii aad Amxaaro la dagaaleysid maad jidka u gashid. Xamarna haddaad sharaf u haysid Balli-Busle ma barbardhigteen yaad u sheegeysaa maalayacniga. Muqdisho waa magaalo madaxdii Soomaaliya, cid kaa leh iyo cid gaar u leh ma jirto laakiin haddaad ku aflagaaddootid runtaa laguu sheegaa intaas lee adiga ku dhibta karbaashna kuu ah. Ma adigoo Balli-Busle ka yimid baa Taariikh ku faanaya? Qof kasta oo balibusle ka yimaadey baa kaa taariikh wacan, no doubt about that. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 27, 2012 Abwaan, relax man Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 27, 2012 ^^^^ the old man is losing it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 27, 2012 lool. abwaan ciyaal buu isu badelay. waamaxay sawiradu uu ku faanayo. looooool. wuxuu iloobay in cabdulahi yuusuf in somalia international level dib loo aqoonsado isagu bilaabay dalka oo aan dowlad lahayn for 20 years. loool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 27, 2012 from abwaan to SOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 27, 2012 Ceebeey tacaal, Abwaan ma saaneey kaa mareysaa!, you remind me duke of 09!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 27, 2012 Maaddeey;810260 wrote: Ceebeey tacaal, Abwaan ma saaneey kaa mareysaa!, you remind me duke of 09!. Waa sidaan hore u sheegey, ooyaaye albaabada Bari ii fura, waana laguu furey. Wallee wax ku bartey anigu uunbaa ka jooga halkan. Shah ayaad ku kor cabtey oo korkaad ka daawaneysey qaraxaad fulisey yaah. Abaaba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 27, 2012 ^^ Ma ii xiistay? ps. hadaad dad inaad iska dhiciso rabto ceebta waa la iska ilaaliyaa, qalad qabiil iima leh aniga, meeshuu ka yimaadaba dagaal baan ku ahay!. Quote Share this post Link to post Share on other sites