Sign in to follow this  
Abwaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Xalay Kormeer ugu Kuurgalayey Qaabka Ammaan ee Muqdisho iyo Habeenkii

Recommended Posts

Samafal been in laysku sheego ma haboono dowladdan iyo tii cabdullahi horta farqi weyn ayaa uu dhaxeeysa tan labaad Baahida keeneyso in xabashi injireey dalka so gasho maxey tahay?

sxbkey Zack waxaan weydiinaa kakuuyo iyo xabash farqiga uu dhaxeeyo maxaa waaye? Azania halkee ay mareeysa?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Mario B   

Sh Sharif is learning on the job, he showed a lot of magnanimity this week in the way he handled the death of the late President [AUN]. I think all Somalis should work on defeating Al Shaabab ASAP. On this occassion it's best we listened to Ben Okri who said " Our future is greater than our past" and so we should get on with the task at hand.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

oba hiloowlow;810037 wrote:
Samafal been in laysku sheego ma haboono dowladdan iyo tii cabdullahi horta farqi weyn ayaa uu dhaxeeysa tan labaad Baahida keeneyso in xabashi injireey dalka so gasho maxey tahay?

sxbkey Zack waxaan weydiinaa kakuuyo iyo xabash farqiga uu dhaxeeyo maxaa waaye? Azania halkee ay mareeysa?

Muxuu yahay farqiga u dhaxeeya? Ma Ethopiankii C/laahi baa soo wada muslimay,mise cadaawadii baa dhamaatay?

Dowladii hore waxay ku doodi jirtay Ethopianka hada iyo tii hore oo Mengistu ma aha. Sheekadu waa taa uun soo ma aha?

Baahida waan garan karaa. Ciidamo Somliyed wakhti bay qaadanaysaa inay soo noqdaan, taas 7 sano ka hor baa la ogaa! maxaan wakhtiga isaga dhuminay?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Samafal sxb farqiga weyn ayaa uu dhaxeeye ee yaa been laysu sheegin, for example the PM Geedi miyuusin dhihin ''huriwaa ilaa iyo hodan dhulka ayaa la dhigaa'' Darwiish waala xasuusta ayaan uu maleeyaa ninkii intii uu dhalinyarro innocent xiro kedibna madaxfurasho ku sii deynaaye, Salaad cali jeelle hadaladiis waa ogeyden'' Qax maa hurto waaaaaaye'', dhicitaankii suuqa bakaaraha, more than 50 000 people died from 2007-2009.. Xasuuq ay aheyd.

Waxyaalaha aan kor kuso qoray ayaa ka mid ah sababta shacabka uu taageereen ICU/shabaab,, hadey AY iyo dowladdiis ay ficilo wanaagsan la imaan lahaayeen dagaal ba ma dhaceen

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

oba hiloowlow;810061 wrote:

2009-2012 iyada meeqa dhimatay Statitics kaa ma haysaa? walaal runta ha la isku sheego dawladaas qabiil baa lagula diriray tana hadana qabiil baa lagu taageeray. Marka taagerada hada waxay ku dhisan tahay qabiil tii horana dagaalkeeda qabiilbuu ahaa. Markii ciidamo magaalo wayn ku diriraan dhibaato way imaanaysaa, laakiin taa kama hadlayno oo Sharifba maanta hadii lagu kaco sidaas uun bay noqonaysaa.

Hada dhowr wiil oo dhowr guri isku qariyay baa habeen walba madax tooyada tuuryeeynaya oo barakacayaashii dhameeyey, maxaa mooda hadii magaalada 80% ay taageerayaan nimankan afka duuban?

Share this post

Link to post
Share on other sites

samafal 2009 ilaa 2012 khasaaro wey jireen laakin khasaaro la mid ah tan waagi AY ma jirin sababtana ,maxaa waaye magaalada dhan dhanka ay dagaaladu ka socdeen goobo cidlo ay ahaayeen oo shacabkii waa hore ka qaxeen. Sxb idinka cuqdad qabiil ayaa idin heysta ee ilaahay ha idin daaweeyo geedi raysulwasaaro ma aheyn miyaa asna yuu ahaa ma AY ay isku qabiil ahaayeen, Gaas neh maa shariif ay isku qabiil yihiin

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

oba hiloowlow;810083 wrote:

Haye sidii jinkii u bood bood he!!Markii runta farta lagaa saaro qayli hee!! Cuqdad waxay ku dhacdaa qofkii aan isku kalsoonayn oo dad kale markay arkaan afka qaylo ku dhufto, dhqankaas cida leh oo labaatan sano dalka curyaamiyay yaa waaye?. Waxaad rabtaa inaad sidaii wax laguugu shubay nooga dhaadhicisid. Adeer fiiri, caqli xumo waxay tahay inaad maanta lasoo taagan tahay, Ethopiankaan baa ethopiankii hore ka fiican? Taas waa idiin dadnimo xumo ee orda rag intaad iska dhigtaan dhaha, qabyaalada iyo nacayb awgii baan noo gaysa inaan kuwii horana la dirirno kuwaana shushumino.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^

horta marka hore indhacadeyska intaad iska dhaaftid dib uu akhri dadkaan ula jeedo cuqdad qabiil aa ku dhacay markaasad fahmi doontaa inaanan qabiil dhan ula jeedin oo dad gaara SOL members ka ah ula jeedo waa kow. Aniga horta Ethiopian kama hadlin adeer faa'ido iney so wadin waa layska arkaaya ee waxa kaliya aan ku so bandhigay waa farqiga uu dhaxeeyaa labadaan shaqsi ee AY iyo Shiekh shariif.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

lool labadeena yaa indho cadaynaya!! Ninka kuleh Ethopianka hada waa fiicanyihiin kuwii horana waa xun yihiin mise? Adeer dhagayso, labo shaqsi hadii aad is barbar dhigto, maxay kukala wanaagsan yihiin? midkasta Ethopian iyo gaaluu adeegsaday, mid kasta dagaal iyo dhiig buu daadinayaa, midkastana xukun buu raadinayaa? mid dadkii meesha joogay baa kasoo horjeestay, midka kalana way taageereen.

Markaas, meesha waxa yaalay waa Ethopiankii laga mudaharaadi jiray aawaye, habrihii lacagta laga dhameeyey aawaye lacagtoodi, dadkii beenta loo sheegay oo layiri dalka walagu soo duulay, maxaa hada loo sheegaa? Sxb siriq baa lagu jiraa marka la imaada wax caqli gala adiga iyo wiilkii caadifaysnaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;810108 wrote:
^^

horta marka hore indhacadeyska intaad iska dhaaftid dib uu akhri dadkaan ula jeedo cuqdad qabiil aa ku dhacay markaasad fahmi doontaa inaanan qabiil dhan ula jeedin oo dad gaara SOL members ka ah ula jeedo waa kow. Aniga horta Ethiopian kama hadlin adeer faa'ido iney so wadin waa layska arkaaya ee waxa kaliya aan ku so bandhigay waa farqiga uu dhaxeeyaa labadaan shaqsi ee AY iyo Shiekh shariif.

Oba madaxweynaha habeenkii kormeerka afraad buu soo wadaa insha Allaah...Dadkaan maalayacnigooda iska dhaaf, runta ma rabaan...:D Albaabka haku ooyeene:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;810132 wrote:
Oba madaxweynaha habeenkii kormeerka afraad buu soo wadaa insha Allaah...Dadkaan maalayacnigooda iska dhaaf, runta ma rabaan...
:D
Albaabka haku ooyeene:D

waa sidaas duqa waxaa yaab ah ma taqanaa waxaa halahaas oo qof ka careysiiyay in laysku habar wacdaad moodaa

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this