Abwaan Posted March 21, 2012 http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-madaxweynaha-jamhuuriyadda-oo-xalay-kormeer-uu-ugu-kuurgalayey-qaabka-ay-ciidammadu-habeenkii-ammaanka-u-sugaan-ku-sameeyey-isgoysyada-caasimadda/ Heesta waddaniga ah ee uu ku luuqaynayo AUN Siciid Mire Xaydar ayaanba caadi ahayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 21, 2012 Habeen barkii miyuu meereysi bilaabey Madexweynaha? raggeedii waaye wallee. --------- Inta badan Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska degmooyinka Gobolka Banaadir oo xilka laga qaaday Taliyeyaasha xilalka laga qaadey, darajooyinkoodana laga rifey waxay ka kala talinayeen degmooyinka: Huriwaa, Yaaqshid, Wardhiigley, Hawl-Wadaag, Dayniile iyo Hodan. Jowhar warkeeda. ---------- Ama muuqo ama maqnoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted March 21, 2012 Ciidamada amaa iyagaa dhexdooda lagu jiraa intay meel kale wax ka raadinayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 21, 2012 Sheick Shariif muxuu habeenkiii la wareegiyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 21, 2012 he thought he could sneak out when alshabaab is sleeping. fulaysanaa macalinka. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 21, 2012 Mooge;807534 wrote: he thought he could sneak out when alshabaab is sleeping. fulaysanaa macalinka. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 21, 2012 Mooge;807534 wrote: he thought he could sneak out when alshabaab is sleeping. fulaysanaa macalinka. lol loool....Waa billaabatay. Anigu fulay waxaan dhihi lahaa ragga screen-ka gadaashiisa wax ka dhaleecaynaya ee aan sida Madaxweynaha iyo dadka Soomaaliya ka dhex shaqeeya sidaas habeen iyo maalin ugu taagnayn in Dalku soo hagaago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 21, 2012 Viva Shariif Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted March 21, 2012 Samafal;807496 wrote: Ciidamada amaa iyagaa dhexdooda lagu jiraa intay meel kale wax ka raadinayaan. Dhibka ugu Badan wuxuu ka imaanayaa askartaan dharka kala duwan xiran. Umada magaladaas ka dhib sheeka naayey rag xirin Isku dhar ciidamada tfg . Shiek sharif he can't walk five minute away from his villa but his trying to prove appoint. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 21, 2012 Madaxweynihii galkuu seefta kala baxay ee Maaddeey u sheega. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 21, 2012 Arbaco, Maarso 21, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay saqdii dhexe booqaday isgoysyada magaalada Muqdisho qaarkood, halkaasoo ay ku yaallaan fariisimo ay ku sugan yihiin ciidamada DKMG ah. Booqashadan ayaa waxaa madaxweynaha ku wehlinayay xubno uu ka mid yahay wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka, C/samad Xasan Faarax, iyadoo la sheegay inay ahayd mid loogu kuur-galayay qaabka sugidda ammaanka Muqdisho. Isogysyada uu booqday waxaa ka mid ahaa: isgoyska Howlwadaag, isgoyska Cali Kamiin, isgoyska Fagax, isgoyska Sanca, isgoyska Afarta Jardiino, isgoyska Siinaay iyo Warshadii Baastada. Madaxweynaha aya wuxuu warbixinno ka dhageystay saraakiisha ciidamada ee ku sugnaa isgoysyada uu booqday, kuwaasoo xalay ka dhigay ciidammo fara badan si ay uga hortagaan duqeymo iyo weerarro labadii habeen ee ugu dambeeyay ka dhacayay Muqdisho. Weerarrada ayaa waxaa mas'uuliyadooda sheegatay Xarakada Al-shabaab iyadoo askarta la dhigay isgoysyada uu xalay madaxweynuhu booqday ay ahaayeen kuwo ay go'aan ku gaareen guddiga ammaanka Qaranka oo shalay gallinkii dambe kulan yeeshay. Sheekh Shariif ayaa wuxuu ku boorriyay askartii uu kula kulmay isgoysyada Muqdisho qaarkood inay xoojiyaan sugidda ammaanka, isagoo ku ammaanay kaalinta ay uga jiraan in Muqdisho ay noqoto goob ammaan ah. Ma jiro hadal uu madaxweynuhu saxaafadda siiyay, waxaana ay noqonaysaa booqashada tii ugu horreysay oo madxweynaha Soomaaliya uu habeen madow ku tago qaybo mid ah Muqdisho, tan iyo markii xilka loo doortay. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya ----------------------- Ragnimo.com iyo bankoor.net. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 21, 2012 Nina bankoorna xaala dhahaa baakoor dheh see camalka! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 21, 2012 Taleexi;807736 wrote: Madaxweynihii galkuu seefta kala baxay ee Maaddeey u sheega. Maaddeey, Ciyaar-ciyaar iyo Maad buu ku jiraa oo runta ma arko. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 21, 2012 oba hiloowlow;807753 wrote: Nina bankoorna xaala dhahaa baakoor dheh see camalka! Mudul ama Mundul. Baakoor ama Bankoor. lol... Quote Share this post Link to post Share on other sites