oba hiloowlow Posted March 22, 2012 Miskiin xooga sawiro aan haaya inta badan waa private sawiro aan cidaha ka qaaday laakin Yaaqshiid iyo Kaaraan ayaan sawiro ka haaya.Meshii waa so mari waaye wakhtiga igu yaraaday cid kasta ku imaaneyso xitaa badda liido inaan ku dabaasha wakhti uu waayay ka waran. Malika abaayo walahi xamar iska okey ay aheyd nabad buuxda kama aysan jirin sababtoo markii aan tagaye Al shabaab meelo badan ay ka joogeen magaalada gaar ahaan dhanka warshadahaa iyo huriwaa iyo dhinacyadaas mararka qaar madafiic iyo dagaal ayaa ka dhacaye dhinaca Soos hadana yaaqshiid iyo kaaraan iyo waqooyiga tuugo ******** aa ku badnaa oo ka tirsan ciidanka dowladda ciidanka waa 2 nooc kuwana waa ******** kuwana waa dad fiican. Koleey 2 bilood kahor ay aheyd taasi hadda xooga wey dhaanta sidii hore sida ay qaraabada sheegaayaan. Juxa Juungaal ayaan degeneyn meel uu dhow iskool Yaaqshiid oo dhaxeeysa labada wado 30ka iyo warshadaha.Sawiradana inshallah intaan ka haayo sida ugu dhaqsiyaha badan aa idin gudbinaa.Thanks for the welcoming abaay Blue barasho wanaagsan sis , hada kedib xigtaa nahay yaah Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted March 22, 2012 Welcome back macalinka weyn, gadaashaa cida hal jiijiile aa kusoo kordhay oo baal riig aasba ciyoow horey ka billaabay jiijiil kale inaan u jiriyo waaye hada ee wax nuuraayo Sweden iyo Yaaqshiid makusoo aragtay? maxaa heysaa adiga sidaada kale? Cadaygii iyo macawiistii aa iga ballan qaaday maii keente mise waa i hilmaanre illeen mudo aan kala maqneene? qaraabada sidee aheeyeen? deriskana ka waran iyaga? ciyaalka xaafada ka waran? macallinka dugsiga ka waran? warka isii abaabiina, meeqa gabdhood aa lagu siiyay intaa Xamar joogtay? meeqaa taleefankooda kasoo qaadatay? soo dhowoow abaa warkana isii. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 22, 2012 Ar Bob horta marka horeeto xaa laga jiriyay xamar isweydii bal, xaajiyada waala barajeeyay midoo baarri oo raaliya ah ayaan xamar ku mehersaday waxaa lay sheegay asalkeedu waa reer waamo . alhamdulilah bas bash waaye sxb, caday iyo macawiis aa duqa midoo ladan oo qurux dhaaftay aa ku habeeyay ee adiga isa soo diyaari summer-kaan aan kuso guuriheeyna.. Qaraabada waa ladan yihiin, deriska iyo ciyaalka xaafada qaati aaka tagnaa sxb, xamar dadkii hore waa wax dhintay iyo wax qaxay dad oo nareefoos cilan heeyso lee ku haray meeha indhihiiba ka ridaayan ani muggoo dadkan waa is fahmi weynay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted March 22, 2012 Ee hadaaba gabar reer waamo soo guursatay macawiis iyo caday walax ka ween aan kugu leeyahay oo seedigaa aan ahay, soomalina waxee dhahdaa seedi waa beer (ma aha beer kii qamriga ee beerkii la cunaayey aan sheegooyaa ). Reer waamo baarinimada waan ku ogaa illaahay igama qaado, hilib qubo ii samee ku dheh subagiisana cab, teeda kale malaay noocaa rabto sheego wee kuu dubee laakiin habeenkii in la cayaarsiiyo ee rabtaa ee taas ha hilmaamin oo walibana cayaar dhuu-dhuumashoow eh ee jeceshahay. ;D Aniga summer iska dhaafee hadda xataa diyaar aan ahay laakiin hal cilad aa jirtaa widaaygeey, kuwa soomaaliya joogo aniga waa ka cabsahaa been ma sheegaayi, kuwaas haba i maqashiin hana igusoo qaadin wadnahaa rig i dhahaa, kuwo fish & chipska eh aan jeclahay kuwaas aan is fahmeenaa, inkastoo iyagana ay shiishada aad u jecelyihiin hadana baariyaal waaye oo wax waa maqlaayaan, kuwaas hadii meel iigu ogtahay farta iigu tilmaan saacadaan aan kabeheey soo gashahaa waana soo biibaa. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted March 22, 2012 wiilka shariifka, welcome back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 22, 2012 Bob waa hagaag Midoo fish and chips oo reer waamo ah oo qatar cadiim anaa kaga raadinaayo UK gaar ahaan Leicester maxaan gabdho nuuraayo ku arkay magaaladaas gaar ahaan meesha la yiraa St. Mattews kk. LST thanks sxb lool wiilka shariif waaba amaan yaah xaaji Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted March 22, 2012 oba hiloowlow;807951 wrote: Bob waa hagaag Midoo fish and chips oo reer waamo ah oo qatar cadiim anaa kaga raadinaayo UK gaar ahaan Leicester maxaan gabdho nuuraayo ku arkay magaaladaas gaar ahaan meesha la yiraa St. Mattews kk. Leicester inee reer Alles Goed u badan yihiin aan u maleenaaye mise? UK caadi ma aha abaa, wixii bilcaamo ahaay oo aan Africa ka dhex raadin jiray illeyn inteeba ii joogaan, kabahaa iiga dhammaaday Africa. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted March 22, 2012 Welcome back brother Oba long time yaakhey, SOL saa oga tagtay nuurki waa ka tagay waa lagu tabay Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;807831 wrote: here is a more newer version by Khaalid. . Believe me nuunka ninkaan hees ma ahane heeso uu isku walaaqay, wuu ku ciyaaray heesti dhameyd maxaa u dhiibay Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 23, 2012 lol@ bob Wyre aad ayaad uu mahadsan tahay xaaji Quote Share this post Link to post Share on other sites