Cambuulo iyo bun Posted March 20, 2012 Maadeey can u please answer to my question Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 20, 2012 Waa runtaa sxb, dagaal kasta casualty waa leeyahay, kanna maba ku sii jiro. Su'aashu waxay tahay: gacnaha miyaan laabannaa mise cidiyahaan ku dagaallannaa, dhibkana waan u adkeysannaa?. Waxaan ku weydiiyey, Cambuulo: ma Cabdullaahi Yusuf uun baa lala dagaallamaayey waagii hore? Villa-da waa tii uun, Ugandeyska waa isla ayagii, Xabashida waa kuwii, shacabku waa kuwii. Whats this sudden cry of 'innocent people' oo waagi Yey aan laga hadli jirin?. Jawaabtu waa iska caddahay, Sharif waa tol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 20, 2012 Waxaad isbarbar dhigeyso ayaaba meel la isla saari karin; tii hore Xamar waa laga barakacaayey, tana gobolada 300km iyo ka badan u jirta caasimada ayaa loogu soo ordooyaa. Dadka masaakiinta ayaad shaley leyseen, taasina marmarsiiyo kasta aad keento gacantaada wasaqda ku taala kama dhaqeyso. Get real! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 20, 2012 Maxaa looga qaxaayey shalay oo hadda loogu soo cararaa?, C/lahi aaba ka ragsanaa munaafiqaane, haddaysan qabyaalad ahayn?. Waakaas oo cadawgaagi shalay waa walaalahaaga maanta -Xabashi-, tut, tut, tut. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted March 20, 2012 ^^ If that is correct maxaa ugu tacsiyeen weeseen?,, the other thing back in the prophets days S.C.W jihaadki uxud and badar there where no innocent casualties so ur argument about'' dagal kasta casualties waa leeyahay'' doesn't work. Believe if me the TFG would have done the same thing i would oppose it, was i member of SOL at that time? do u have any evidences about the last part sxb iska muran ma ahoo mise tol ahaan aa ula jeeda? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 20, 2012 Maaddeey;807260 wrote: Maxaa looga qaxaayey shalay oo hadda loogu soo cararaa?, C/lahi aaba ka ragsanaa munaafiqaane, haddaysan qabyaalad ahayn?. Waakaas oo cadawgaagi shalay waa walaalahaaga maanta -Xabashi-, tut, tut, tut. Suaashaas waa mid u baahan inaad ka jawaabtaan, ileen dadkii aad cuntada u diideen waaye kuwa Xamar soo dhoobtey oo dhinaca dawlada hunguri ka soo raadshe. Xamar dhinaca waqooyi markaad joogteen yaa dhinacaas ku noola oo idin ag joogey? maxaa beeraleydii gobolada Bay iyo Bakool Xamar u imaadeen? aawey nimankii ilmaha gaajada u dhimanaayey dhaley? Su'aalahaas is weydiiya bal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 20, 2012 Maadeey, madaxtooyada iska dhaafee ee goormaa Nayroobi la 'shell' gareyn doonaa, siiba xaafadaada Islii. And would you support haddii beri Barbaarta 'shell' gareyso Islii, siiba sartaa joogtid? Yes or no, baliis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 20, 2012 Sooomaaaliiina, please!. Beeraha sida ay Shabab uga shaqeeyeen oo u dhiirrageliyeen lama maqal oo lama arag, hay'adaha UN-ka ayaa qirtay taas. Cambuulo, adiga kuuma jeedo e qabaailka ay haybta wadaagaan ee muqaawamada hormuudka u ahaa ayaan ula jeedaa. Buona notte, Jacquilina Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted March 20, 2012 Hade maadey im not afhayeenka Tolka, odayasha dhaqaanka weydii su'aashasi ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 20, 2012 It's a wrap! Sidaas ayaa la iskaga celiyaa Maaddeey. Bar ama Barro! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 20, 2012 Somalina;807277 wrote: It's a wrap! Sidaas ayaa la iskaga celiyaa Maaddeey. Bar ama Baro! R-da ha shidin, D-da lee! Bona notte (ancora) Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted March 20, 2012 Alshabab before anything , they should take care of thier four wifes . Walaahi jihad ninkii Iska dhaadhiciyey he must be on serious drug . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 20, 2012 Maaddeey;807283 wrote: R-da ha shidin, D-da lee! Bona notte (ancora) Bouna notte duqa. Quote Share this post Link to post Share on other sites