Maaddeey Posted March 20, 2012 Don't address me, please. Whats the point, you will prolly run away from the discussion! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 20, 2012 Maaddeey;807180 wrote: Yaa sidaa yiri?. Waxaa hubaal ah -Showqi'yoow- in Soomaali cadawgeeda Gaalada Adduunka tahay oo dawladdii horena burburisay, kadibna hogaamiye kooxeedyo ciiddaas la eg nagu fund-gareysay, markii ugu dambeyntii diinta loo laabtay oo la ogaaday Soomaali in Sharciga Alle wax aan ahayn xal u ahayn , meel walba isaga soo habarwacday si ay u demiyaan nuurkaas Alle noo bidhaamiyey!. Shabaab yaa cadaw u ah: Gaalo & Gaalo-raac , period!. Maaddeey, wadanka in diinta Islaamka lagu maamulo ma xumo oo waa arin fiican. Mudadii yareyd ee ay Maxaakiimtu wadanka ka talinayeena weynu wada ognahay in ay (Wadaadadu) gaareen guulo badan oo la taaban karo. Marka hadii ay Al-Shabaab rabaan in ay ka qayb qataan wadanka hogaamintiisa, maamulkiisa iyo dib u dhiskiisa, dee waa in ay marka hore qoriga dhigaan oo ay wadanka siyaasadiisa ka qaybgalaan, oo ay TFG iyo dowlad goboleedyada ka dhisan Soomaaliya kala qayb galaan dhisida Dastuurka wadanka. Waa hadii ay Al-Shabaab doonayaan in ay samaystaan xisbi Islaami ah oo mabaa'diidiisa iyo mowqifkiisu uu ku salaysanyahay Diinta Islamka. Al-Shabaab maanta chance-kii ugu fiicanaa ayey haystaan oo ay kaga qayb gali lahaayeen siyaasada Soomaaliya (waa hadii ay rabaan?). Laakiin hadii ay yidhaahdaan wadanka iyo ummadda Soomaaliyeed waxaan ku maamuleynaa xoog iyo sandule, anaga oo aan cidina na soo dooranin! dee taasi ma'aha mid soconeysa oo weynu wada ognahay shacabka Soomaaliyeed ma jecla in la muquuniyo. Maanta Al-Shabaab waxaa laga baryayaa shacabka masaakiinta ah ka daaya dilka, barakaca iyo rafaadka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted March 21, 2012 While you guys were busy arguing about Al Shabaab and Ahlu Sunna, Lionel Messi became Barca's all time leading goal scorer after he scored another sublime hat-trick against Grenada tonight. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 21, 2012 Maaddeey;807207 wrote: Don't address me, please. Whats the point, you will prolly run away from the discussion! Alla maxaad isku cammirtay...Warka iska dhaaf ee Guriceel sidaan maka dhex dhihi kartaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites