Showqi Posted March 17, 2012 Thread-kan waxaan doonayey in aan isugu soo uruuriyo heesihii lagu sharfayey magaalooyinkeena iyo bilicdooda. Marka hadii aad hayso hees loo tiriyey magaalo ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya (5ta Somalia) fadlan halkan ku soo dhaji si aan kuligeen ugu wada raaxeeysano. Magaalooyinka aan heesahooda hadda hayo waa kuwan ee ila daawada. Ustaad Axmed Naaji Sacad Muqdisho Canab Ismaaciil HARGEYSA Xasan Aadan Samatar Baladweyn Saado Cali Warsame Heestii Bosaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 17, 2012 ABDI RAHMAN GAAS & MARYAN MURSAL GALMUDUG Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 17, 2012 CISMAAN XUURIYE (CISMAAN MONTREAL) CEELBUUR Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 17, 2012 Saado Cali Warsam Iyo Libdhi Maysid Laascaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 17, 2012 Cabdi Diini iyo Dhagaxbuur Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bluelicious Posted March 17, 2012 Nice songs keep it up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 17, 2012 Good thread Mr. Showqi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted March 18, 2012 Ma magaalo Hargeisa heeso ku gaadhaysaa jirta Toban heesood in kabadan oo hargeisa loo qaaday No 1 Sahra Axmad Jamac Hargeysaay Ha Dheeliyin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted March 18, 2012 No 2 Cawaleh - Hargeisaay Ma Nabad Baa + Lyrics No3 baxsaney hargaysaay: Saalax Qasim No4 HEESTA HARGEYSA SAHRA ILAYS Ft. SOCS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted March 18, 2012 MMa ayaa ku mahadsan heestan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 18, 2012 Ninkaan heesiye ma MMA ba? ileyn odaygu wa fanaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 18, 2012 CIB, kaas C/qaadir Juba oo yar ahaa. Heestaas qaraami waaye sxb. 10 sano in ay kaa weyntahay aan u maleeynaa.. Blue, huuno Soomaaliya daawo dacalada.. Taleexi, ii baashaal sxb Wiil Cusub;805682 wrote: Ma magaalo Hargeisa heeso ku gaadhaysaa jirta Toban heesood in kabadan oo hargeisa loo qaaday Wiil Cusub, horaa loo yidhi Hargeysi waa Hoygii fanka..:cool: magaalo heeseheeda amaanta ah la tartami kartaa ma jirto. Dhinaca heesaha Hargeysa waa #one. Nin-Yaaban, I love your first song. But your second song (Asluub Badaney) was disqualified.. Shuruudihii laga rabay may soo buuxinin! Carafaat, that song is awesome. Thank you very much.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted March 18, 2012 Someone post qalaafe pls Quote Share this post Link to post Share on other sites