K.O.W Posted March 17, 2012 Dagaal Culus Oo Duleedka Gaashaamo Ku Dhex Maray Liyuu Booliska Itoobiya Iyo al shabab (al qaeda) , Dhaawacyo al shabab Hargeysa La Keenay Iyo San-saan Colaadeed Oo Taagan VS Hargeysa Mar 17,2012 – Dagaal dhimasho iyo dhaawac tiro badan sababay ayaa ka dhacay deegaanka Gaashaamo ee gudaha kililka shanaad ee Itoobiya, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Liyuu booliska iyo al shabab. Dagaalkan oo shalay ka dhacay deegaano ku dhow Gaashaamo ayaa la sheegay inay ku dhinteen tiro dad ah, kuwaasi oo isugu jira al shabab iyo ciidamada booliska ee dawlada ismaamulka Soomalida Itoobiya isla-markaana waxa jira dhaawacyo badan. Dagaalkan niiman al shabab ku dhaawacmeen qaarkood la soo gaadhsiiyay cisbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa, si looga daaweeyo dhaawacyada dagaalkaasi ka soo gaadhay. Dadkan dhaawacyadu ka soo gaadheen dagaalkan ee la keenay cisbitaalka guud ee Hargeysa oo tiradoodu tahay laba nin, ayaa hadda lagu daaweynaynaa cisbitaalka guud ee Hargeysa. Wariye ka tirsan Ramaas oo dhaawacyadaasi booqday ayaa sheegay in xaaladoodu tahay mid culus. Dhanka kale, deegaanka Gaashaamo ayaa laga soo sheegayaa in xaaladiisu kacsan tahay isla-markaana uu ka jiro hub urursi baahsan, waxaana laga cabsi qabbaa in mar labaad dagaal halkaasi ka qarxo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2012 Nonsense the Ethiopian liyo boolis is fighting local nomads from gaashaamo what is the source? Quote Share this post Link to post Share on other sites
K.O.W Posted March 17, 2012 Xaaji Xunjuf;805535 wrote: Nonsense the Ethiopian liyo boolis is fighting local nomads from gaashaamo what is the source? You're the #1 Al-Shabab supporter online. The leader of Al Shabab is from the clan of Hergeisa/Gaashaamo. He has fled the South, after countless defeats. Now, Somaliland is harboring the renegades of the Al Shabab leaders! Well done Ethiopia. Defeat Al Shabab in Gaashaamo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2012 I support islam in Somalia i reject suicide bombings killings of innocent civilians and also killings of Somali students and i don't support Alshabaab. Just Because Godane is from Hargeysa that does not mean the wars in gaaashaamo is related to shabaab. There are no shabaaab in gaashaamo so what is you're source? Quote Share this post Link to post Share on other sites
K.O.W Posted March 17, 2012 Xaaji Xunjuf;805540 wrote: I support islam in Somalia i reject suicide bombings killings of innocent civilians and also killings of Somali students and i don't support Alshabaab. Just Because Godane is from Hargeysa that does not mean the wars in gaaashaamo is related to shabaab. There are no shabaaab in gaashaamo so what is you're source? Ever since Al Shabab was defeated in Mogadishu and many other areas in Southern Somalia, including Baidoba, Gedo, and now in Jubaada Hoose, their only refuge is in Somalia's North Western Region called "Somaliland". The only way towards Hergeisa, when you're coming from Southern Somalia, is going thru Gaashaamo, and that's where Al Shabaab and Ethiopia's Army are now fighting! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted March 17, 2012 war ninyahow ma gaal aan ilaahay aqoon baad tahay. Sometimes i think people who make up such extravagant lies don't even believe in God. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hustler Posted March 17, 2012 K.o.w its haram to lie Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 17, 2012 kow is not only a liar, he is crazy. This is an aggression by Liyu police on the people of Gaashaamo.Tplf approves of it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
b-boy Posted March 18, 2012 Xaaji Xunjuf;805535 wrote: Nonsense the Ethiopian liyo boolis is fighting local nomads from gaashaamo what is the source? What a hypocrite the Liyo polis are doing exactly what your militias did in Buhoodle! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 21, 2012 Wow, this guy does my job better than me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 21, 2012 Its all good this morning i was talking to relatives in Jigjiga ileey will retreat his troops from the gaashaamo district and he will release the captured nomads orders came from his superiors in adiss ababa. Sorry Kow the irhaabi card doesn't work here try it some where else. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 21, 2012 http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/61213-SSC-and-Alshabab-Possible-LInks?highlight=Buuhoodle Time for Xaaji Xunjuf, Jacaylbaro and the rest of secessionist propagandists to do some soul searching.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 21, 2012 Warkaasi waa hadal ku tiri ku teen ah oo waxba kama jiraan ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted March 21, 2012 Abtigiis;805551 wrote: kow is not only a liar, he is crazy. This is an aggression by Liyu police on the people of Gaashaamo.Tplf approves of it. Shaarkaasi dowlad waa waxa dulmey soomaali. Intey arrintu sii xumaan , odoyaal haloo diro xaliya dagaalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites